Print Page Options
Previous Prev Day Next DayNext

Verse of the Day

A daily inspirational and encouraging Bible verse.
Duration: 366 days
Somali Bible (SOM)
Version
Muujintii 3:14

Warqaddii Kiniisadda La'odikiya Loo Diray

14 Kiniisadda La'odikiya ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa;

Aamiin, oo ah markhaatiga aaminka ah oo runta ah, oo ah madaxa uunka Ilaah, wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan;

Muujintii 3:20

20 Bal eeg, albaabkaan taaganahay oo garaacayaa; haddaba haddii nin codkayga maqlo oo albaabka iga furo, waan u soo gelayaa, oo waan la cashayn, isna wuu ila cashayn.

Somali Bible (SOM)

© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya