Font Size
Verse of the Day
A daily inspirational and encouraging Bible verse.
Duration: 366 days
Somali Bible (SOM)
1 Korintos 6:19-20
19 Ama miyaanaydin ogayn jidhkiinnu inuu yahay macbudka Ruuxa Quduuska ah ee idinku jira ee aad Ilaah ka hesheen? Oo idinku isma lihidin, 20 waayo, qiimo weyn baa laydinku soo iibsaday. Sidaa aawadeed Ilaah jidhkiinna ku ammaana.
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya