Font Size
Verse of the Day
A daily inspirational and encouraging Bible verse.
Duration: 366 days
Somali Bible (SOM)
Rooma 13:1
Waa In Kuwa Amarka Leh Laga Dambeeyo
13 Naf waluba ha ka dambayso kuwa amarka sare leh, waayo, amar ma jiro kan Ilaah ka yimaada mooyaane. Kuwa jirana Ilaah baa ka dhigay kuwa amar leh.
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya