Font Size
Verse of the Day
A daily inspirational and encouraging Bible verse.
Duration: 366 days
Somali Bible (SOM)
Efesos 5:19-20
19 Iskula hadla sabuurro iyo heeso ammaan ah iyo gabayo xagga ruuxa, idinkoo gabyaya oo Rabbiga qalbigiinna ka ammaanaya. 20 Mar kasta Ilaaha Aabbaha ah wax walba mahad ugu naqa magaca Rabbigeenna Ciise Masiix.
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya