Print Page Options
Previous Prev Day Next DayNext

Verse of the Day

A daily inspirational and encouraging Bible verse.
Duration: 366 days
Somali Bible (SOM)
Version
Cibraaniyada 12:1

Ciise Wuxuu Yahay Bilaabaha Iyo Dhammeeyaha Rumaysadkeenna

12 Sidaas daraaddeed, innagoo haysanna markhaatiyaal badan oo sida daruur u weyn oo inagu wareegsan, aynu iska dhigno culays kasta iyo dembiga dhibyaraanta inoogu dhegaya, oo aynu adkaysasho ku orodno tartanka ina hor yaal,

Somali Bible (SOM)

© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya