Luukos 3
Somali Bible
Yooxanaa Baabtiisaha Iyo Farriintii Uu Waday(A)
3 Waxay ahayd sannaddii shan iyo tobnaad oo Tiberiyas Kaysar boqranaa, markii Bontiyos Bilaatos xukumi jiray Yahuudiya, oo Herodos taliye u ahaa Galili, walaalkiis Filibosna taliye u ahaa Ituraya iyo dalkii Tarakhoonitis, oo Lusaniyas taliye u ahaa Abilene, 2 oo Annas iyo Kayafas wadaaddadii sare ahaan jireen, markaasaa ereygii Ilaah cidlada ugu yimid Yooxanaa ina Sakariyas. 3 Wuxuu yimid Webi Urdun hareerihiis oo dhan isagoo dadka ku wacdiyeya baabtiiskii toobadda dembidhaafka aawadiis, 4 siday ugu qoran tahay kitaabkii hadallada Nebi Isayos,
Waa codka kan cidlada kaga qaylinaya,
Jidka Rabbiga hagaajiya,
Waddooyinkiisa toosiya.
5 Dooxo walba waa la buuxin doonaa,
Qar iyo buur walbana waa la gaabin doonaa,
Wixii qalloocanna waa la toosin doonaa,
Jidadka xunxunna waa la simi doonaa,
6 Uunka oo dhammuna badbaadinta Ilaah ayay arki doonaan.
7 Haddaba wuxuu ku yidhi dadkii badnaa oo u soo baxay inuu baabtiiso iyaga, Dhal jilbisay, yaa idiinka digay inaad ka carartaan cadhada imanaysa? 8 Haddaba midho toobad istaahila soo bixiya, hana bilaabina inaad isku tidhaahdaan, Waxaannu leennahay Ibraahim oo aabbe noo ah. Waayo, waxaan idinku leeyahay, Ilaah waa karaa inuu dhagaxyadan carruur uga kiciyo Ibraahim. 9 Haddeer weliba faaska waxaa la dhigay geedaha guntooda. Sidaa darteed geed walba oo aan midho wanaagsan soo bixin waa la gooyaa oo dabka lagu tuuraa. 10 Markaasaa dadkii badnaa weyddiiyeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Haddaba maxaannu samaynaa? 11 Kolkaasuu u jawaabay oo iyagii ku yidhi, Kii laba khamiis qabaa, ha siiyo kii aan waxba qabin; kii cunto qabaana, sidaas oo kale ha yeelo. 12 Markaasaa waxaa u yimid cashuurqaadayaal in la baabtiiso, waxayna ku yidhaahdeen, Macallimow, annaguna maxaannu samaynaa? 13 Isaguna wuxuu ku yidhi, Waxaa laydiin amray wax ka badan ha qaadanina. 14 Markaasaa askarna weyddiisay oo ku tidhi, Annaguna maxaannu samaynaa? Wuxuu iyagii ku yidhi, Ninna ha dulmina, oo ninna ha masabidina; mushahaaradiinnana raalli ku ahaada.
15 Intii dadku filanayeen oo kulligoodna qalbiyadooda kaga fikirayeen Yooxanaa inuu yahay Masiixii iyo in kale, 16 ayaa Yooxanaa kulligood u jawaabay oo ku yidhi, Anigu waxaan idinku baabtiisaa biyo, laakiin waxaa imanaya ku iga itaal weyn, kan aanan istaahilin inaan yeelmihii kabihiisa furo. Isagu wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab. 17 Masaftiisu gacantiisay ku jirtaa inuu goobtiisa wax lagu tumo aad u safeeyo oo sarreenkana maqsinkiisa ku soo ururiyo, laakiin buunshaha ayuu dab aan demeyn ku gubi doonaa.
18 Digniin badan oo kale ayuu dadka ku wacdiyey. 19 Laakiin kolkuu taliye Herodos u canaantay walaalkiis Filibos naagtiisii Herodiya aawadeed, iyo waxyaalaha xunxun oo Herodos sameeyey oo dhan aawadood, 20 ayaa Herodos waxan oo dhan weliba ku daray inuu Yooxanaa ku xidho xabsigii.
Ciise Waa La Baabtiisay(B)
21 Markii dadkii oo dhan la baabtiisay, waxaa dhacay in Ciisena la baabtiisay, oo intuu tukanayay ayaa samadu furantay, 22 oo Ruuxa Quduuska ah ayaa dushiisa ku soo degay isagoo muuqasho jidh leh oo qoolley u eg, waxaana samada ka yimid cod leh, Adigu waxaad tahay Wiilkayga aan jeclahay; ee waan kugu faraxsanahay.
Abtirsiinta Ciise(C)
23 Oo Ciise markuu bilaabay inuu wax baro, wuxuu ahaa qiyaas soddon jir, isagoo ahaa (sida loo moodayay) ina Yuusuf, kan ahaa ina Heli, 24 kan ahaa ina Matad, kan ahaa ina Laawi, kan ahaa ina Malki, kan ahaa ina Yanna, 25 kan ahaa ina Yuusuf, kan ahaa ina Matatiyas, kan ahaa ina Caamoos, kan ahaa ina Na'uum, kan ahaa ina Esli, kan ahaa ina Naggay, 26 kan ahaa ina Ma'ad, kan ahaa ina Matatiyas, kan ahaa ina Semey, kan ahaa ina Yuusuf, kan ahaa ina Yuuda, 27 kan ahaa ina Yo'anna, kan ahaa ina Reesa, kan ahaa ina Serubaabel, kan ahaa ina Salaatii'eel, kan ahaa ina Neeri, 28 kan ahaa ina Malki, kan ahaa ina Addi, kan ahaa ina Koosam, kan ahaa ina Elmoodam, kan ahaa ina Ceer, 29 kan ahaa ina Yooses, kan ahaa ina Eliiceser, kan ahaa ina Yoorim, kan ahaa ina Matad, kan ahaa ina Laawi, 30 kan ahaa ina Simecoon, kan ahaa ina Yuuda, kan ahaa ina Yuusuf, kan ahaa ina Yoonam, kan ahaa ina Eliyaqiim, 31 kan ahaa ina Mele'as, kan ahaa ina Menna, kan ahaa ina Matata, kan ahaa ina Naataan, kan ahaa ina Daa'uud, 32 kan ahaa ina Yesay, kan ahaa ina Coobeed, kan ahaa ina Bocas, kan ahaa ina Salmoon, kan ahaa ina Naasoon, 33 kan ahaa ina Caminadaab, kan ahaa ina Araam, kan ahaa ina Esroom, kan ahaa ina Feres, kan ahaa ina Yahuudah, 34 kan ahaa ina Yacquub, kan ahaa ina Isxaaq, kan ahaa ina Ibraahim, kan ahaa ina Tara, kan ahaa ina Naakoor, 35 kan ahaa ina Seruukh, kan ahaa ina Ragaw, kan ahaa ina Faleg, kan ahaa ina Xeber, kan ahaa ina Salah, 36 kan ahaa ina Qaynaan, kan ahaa ina Arfaksad, kan ahaa ina Sheem, kan ahaa ina Nuux, kan ahaa ina Lameg, 37 kan ahaa ina Metushelax, kan ahaa ina Enoog, kan ahaa ina Yaared, kan ahaa ina Mahalaleel, kan ahaa ina Qaynaan, 38 kan ahaa ina Enoos, kan ahaa ina Seed, kan ahaa ina Aadan, kan ahaa ina Ilaah.
Luke 3
New International Version
John the Baptist Prepares the Way(A)(B)
3 In the fifteenth year of the reign of Tiberius Caesar—when Pontius Pilate(C) was governor of Judea, Herod(D) tetrarch of Galilee, his brother Philip tetrarch of Iturea and Traconitis, and Lysanias tetrarch of Abilene— 2 during the high-priesthood of Annas and Caiaphas,(E) the word of God came to John(F) son of Zechariah(G) in the wilderness. 3 He went into all the country around the Jordan, preaching a baptism of repentance for the forgiveness of sins.(H) 4 As it is written in the book of the words of Isaiah the prophet:
“A voice of one calling in the wilderness,
‘Prepare the way for the Lord,
make straight paths for him.
5 Every valley shall be filled in,
every mountain and hill made low.
The crooked roads shall become straight,
the rough ways smooth.
6 And all people will see God’s salvation.’”[a](I)
7 John said to the crowds coming out to be baptized by him, “You brood of vipers!(J) Who warned you to flee from the coming wrath?(K) 8 Produce fruit in keeping with repentance. And do not begin to say to yourselves, ‘We have Abraham as our father.’(L) For I tell you that out of these stones God can raise up children for Abraham. 9 The ax is already at the root of the trees, and every tree that does not produce good fruit will be cut down and thrown into the fire.”(M)
10 “What should we do then?”(N) the crowd asked.
11 John answered, “Anyone who has two shirts should share with the one who has none, and anyone who has food should do the same.”(O)
12 Even tax collectors came to be baptized.(P) “Teacher,” they asked, “what should we do?”
13 “Don’t collect any more than you are required to,”(Q) he told them.
14 Then some soldiers asked him, “And what should we do?”
He replied, “Don’t extort money and don’t accuse people falsely(R)—be content with your pay.”
15 The people were waiting expectantly and were all wondering in their hearts if John(S) might possibly be the Messiah.(T) 16 John answered them all, “I baptize you with[b] water.(U) But one who is more powerful than I will come, the straps of whose sandals I am not worthy to untie. He will baptize you with[c] the Holy Spirit and fire.(V) 17 His winnowing fork(W) is in his hand to clear his threshing floor and to gather the wheat into his barn, but he will burn up the chaff with unquenchable fire.”(X) 18 And with many other words John exhorted the people and proclaimed the good news to them.
19 But when John rebuked Herod(Y) the tetrarch because of his marriage to Herodias, his brother’s wife, and all the other evil things he had done, 20 Herod added this to them all: He locked John up in prison.(Z)
The Baptism and Genealogy of Jesus(AA)(AB)
21 When all the people were being baptized, Jesus was baptized too. And as he was praying,(AC) heaven was opened 22 and the Holy Spirit descended on him(AD) in bodily form like a dove. And a voice came from heaven: “You are my Son,(AE) whom I love; with you I am well pleased.”(AF)
23 Now Jesus himself was about thirty years old when he began his ministry.(AG) He was the son, so it was thought, of Joseph,(AH)
the son of Heli, 24 the son of Matthat,
the son of Levi, the son of Melki,
the son of Jannai, the son of Joseph,
25 the son of Mattathias, the son of Amos,
the son of Nahum, the son of Esli,
the son of Naggai, 26 the son of Maath,
the son of Mattathias, the son of Semein,
the son of Josek, the son of Joda,
27 the son of Joanan, the son of Rhesa,
the son of Zerubbabel,(AI) the son of Shealtiel,
the son of Neri, 28 the son of Melki,
the son of Addi, the son of Cosam,
the son of Elmadam, the son of Er,
29 the son of Joshua, the son of Eliezer,
the son of Jorim, the son of Matthat,
the son of Levi, 30 the son of Simeon,
the son of Judah, the son of Joseph,
the son of Jonam, the son of Eliakim,
31 the son of Melea, the son of Menna,
the son of Mattatha, the son of Nathan,(AJ)
the son of David, 32 the son of Jesse,
the son of Obed, the son of Boaz,
the son of Salmon,[d] the son of Nahshon,
33 the son of Amminadab, the son of Ram,[e]
the son of Hezron, the son of Perez,(AK)
the son of Judah, 34 the son of Jacob,
the son of Isaac, the son of Abraham,
the son of Terah, the son of Nahor,(AL)
35 the son of Serug, the son of Reu,
the son of Peleg, the son of Eber,
the son of Shelah, 36 the son of Cainan,
the son of Arphaxad,(AM) the son of Shem,
the son of Noah, the son of Lamech,(AN)
37 the son of Methuselah, the son of Enoch,
the son of Jared, the son of Mahalalel,
the son of Kenan,(AO) 38 the son of Enosh,
the son of Seth, the son of Adam,
the son of God.(AP)
Luke 3
King James Version
3 Now in the fifteenth year of the reign of Tiberius Caesar, Pontius Pilate being governor of Judaea, and Herod being tetrarch of Galilee, and his brother Philip tetrarch of Ituraea and of the region of Trachonitis, and Lysanias the tetrarch of Abilene,
2 Annas and Caiaphas being the high priests, the word of God came unto John the son of Zacharias in the wilderness.
3 And he came into all the country about Jordan, preaching the baptism of repentance for the remission of sins;
4 As it is written in the book of the words of Esaias the prophet, saying, The voice of one crying in the wilderness, Prepare ye the way of the Lord, make his paths straight.
5 Every valley shall be filled, and every mountain and hill shall be brought low; and the crooked shall be made straight, and the rough ways shall be made smooth;
6 And all flesh shall see the salvation of God.
7 Then said he to the multitude that came forth to be baptized of him, O generation of vipers, who hath warned you to flee from the wrath to come?
8 Bring forth therefore fruits worthy of repentance, and begin not to say within yourselves, We have Abraham to our father: for I say unto you, That God is able of these stones to raise up children unto Abraham.
9 And now also the axe is laid unto the root of the trees: every tree therefore which bringeth not forth good fruit is hewn down, and cast into the fire.
10 And the people asked him, saying, What shall we do then?
11 He answereth and saith unto them, He that hath two coats, let him impart to him that hath none; and he that hath meat, let him do likewise.
12 Then came also publicans to be baptized, and said unto him, Master, what shall we do?
13 And he said unto them, Exact no more than that which is appointed you.
14 And the soldiers likewise demanded of him, saying, And what shall we do? And he said unto them, Do violence to no man, neither accuse any falsely; and be content with your wages.
15 And as the people were in expectation, and all men mused in their hearts of John, whether he were the Christ, or not;
16 John answered, saying unto them all, I indeed baptize you with water; but one mightier than I cometh, the latchet of whose shoes I am not worthy to unloose: he shall baptize you with the Holy Ghost and with fire:
17 Whose fan is in his hand, and he will throughly purge his floor, and will gather the wheat into his garner; but the chaff he will burn with fire unquenchable.
18 And many other things in his exhortation preached he unto the people.
19 But Herod the tetrarch, being reproved by him for Herodias his brother Philip's wife, and for all the evils which Herod had done,
20 Added yet this above all, that he shut up John in prison.
21 Now when all the people were baptized, it came to pass, that Jesus also being baptized, and praying, the heaven was opened,
22 And the Holy Ghost descended in a bodily shape like a dove upon him, and a voice came from heaven, which said, Thou art my beloved Son; in thee I am well pleased.
23 And Jesus himself began to be about thirty years of age, being (as was supposed) the son of Joseph, which was the son of Heli,
24 Which was the son of Matthat, which was the son of Levi, which was the son of Melchi, which was the son of Janna, which was the son of Joseph,
25 Which was the son of Mattathias, which was the son of Amos, which was the son of Naum, which was the son of Esli, which was the son of Nagge,
26 Which was the son of Maath, which was the son of Mattathias, which was the son of Semei, which was the son of Joseph, which was the son of Juda,
27 Which was the son of Joanna, which was the son of Rhesa, which was the son of Zorobabel, which was the son of Salathiel, which was the son of Neri,
28 Which was the son of Melchi, which was the son of Addi, which was the son of Cosam, which was the son of Elmodam, which was the son of Er,
29 Which was the son of Jose, which was the son of Eliezer, which was the son of Jorim, which was the son of Matthat, which was the son of Levi,
30 Which was the son of Simeon, which was the son of Juda, which was the son of Joseph, which was the son of Jonan, which was the son of Eliakim,
31 Which was the son of Melea, which was the son of Menan, which was the son of Mattatha, which was the son of Nathan, which was the son of David,
32 Which was the son of Jesse, which was the son of Obed, which was the son of Booz, which was the son of Salmon, which was the son of Naasson,
33 Which was the son of Aminadab, which was the son of Aram, which was the son of Esrom, which was the son of Phares, which was the son of Juda,
34 Which was the son of Jacob, which was the son of Isaac, which was the son of Abraham, which was the son of Thara, which was the son of Nachor,
35 Which was the son of Saruch, which was the son of Ragau, which was the son of Phalec, which was the son of Heber, which was the son of Sala,
36 Which was the son of Cainan, which was the son of Arphaxad, which was the son of Sem, which was the son of Noe, which was the son of Lamech,
37 Which was the son of Mathusala, which was the son of Enoch, which was the son of Jared, which was the son of Maleleel, which was the son of Cainan,
38 Which was the son of Enos, which was the son of Seth, which was the son of Adam, which was the son of God.
Luke 3
English Standard Version
John the Baptist Prepares the Way
3 In the fifteenth year of the reign of (A)Tiberius Caesar, (B)Pontius Pilate (C)being governor of Judea, and (D)Herod being tetrarch of Galilee, and his brother Philip tetrarch of the region of Ituraea and Trachonitis, and Lysanias tetrarch of Abilene, 2 during (E)the high priesthood of Annas and (F)Caiaphas, (G)the word of God came to (H)John the son of Zechariah in (I)the wilderness. 3 And he went into all the region around the Jordan, proclaiming (J)a baptism of repentance (K)for the forgiveness of sins. 4 As it is written in (L)the book of the words of Isaiah the prophet,
(M)“The voice of one crying in the wilderness:
(N)‘Prepare the way of the Lord,[a]
make his paths straight.
5 (O)Every valley shall be filled,
(P)and every mountain and hill shall be made low,
(Q)and the crooked shall become straight,
and the rough places shall become level ways,
6 (R)and all flesh shall see (S)the salvation of God.’”
7 He said therefore to the crowds that came out to be baptized by him, (T)“You brood of (U)vipers! Who warned you to flee from (V)the wrath to come? 8 Bear fruits (W)in keeping with repentance. And do not begin to say to yourselves, (X)‘We have Abraham as our father.’ For I tell you, God is able from (Y)these stones to raise up children for Abraham. 9 Even now the axe is laid to the root of the trees. (Z)Every tree therefore that does not bear good fruit is cut down and thrown into the fire.”
10 And the crowds asked him, (AA)“What then shall we do?” 11 And he answered them, (AB)“Whoever has two tunics[b] is to share with him who has none, and whoever has food is to do likewise.” 12 (AC)Tax collectors also came to be baptized and said to him, “Teacher, (AD)what shall we do?” 13 And he said to them, (AE)“Collect no more than you are authorized to do.” 14 Soldiers also asked him, “And we, (AF)what shall we do?” And he said to them, (AG)“Do not extort money from anyone by threats or by false accusation, and be content with your (AH)wages.”
15 As the people were in expectation, and all were questioning in their hearts concerning John, (AI)whether he might be (AJ)the Christ, 16 (AK)John answered them all, saying, “I baptize you with water, but (AL)he who is mightier than I is coming, (AM)the strap of whose sandals I am not worthy to untie. He will baptize you (AN)with the Holy Spirit and (AO)fire. 17 His (AP)winnowing fork is in his hand, to clear his threshing floor and to (AQ)gather the wheat into his barn, (AR)but the chaff he will burn with (AS)unquenchable fire.”
18 So (AT)with many other exhortations he preached good news to the people. 19 But (AU)Herod the tetrarch, who had been reproved by him for Herodias, his brother's wife, and for all the evil things that Herod had done, 20 added this to them all, that (AV)he locked up John in prison.
21 Now when all the people were baptized, and when (AW)Jesus also had been baptized and was praying, (AX)the heavens were opened, 22 and (AY)the Holy Spirit descended on him in bodily form, like a dove; and (AZ)a voice came from heaven, (BA)“You are my beloved Son;[c] with you I am well pleased.”[d]
The Genealogy of Jesus Christ
23 Jesus, (BB)when he began his ministry, was about (BC)thirty years of age, being (BD)the son (as was supposed) of Joseph, the son of Heli, 24 the son of Matthat, the son of Levi, the son of Melchi, the son of Jannai, the son of Joseph, 25 the son of Mattathias, the son of Amos, the son of Nahum, the son of Esli, the son of Naggai, 26 the son of Maath, the son of Mattathias, the son of Semein, the son of Josech, the son of Joda, 27 the son of Joanan, the son of Rhesa, (BE)the son of Zerubbabel, the son (BF)of Shealtiel,[e] the son of Neri, 28 the son of Melchi, the son of Addi, the son of Cosam, the son of Elmadam, the son of Er, 29 the son of Joshua, the son of Eliezer, the son of Jorim, the son of Matthat, the son of Levi, 30 the son of Simeon, the son of Judah, the son of Joseph, the son of Jonam, the son of Eliakim, 31 the son of Melea, the son of Menna, the son of Mattatha, the son of (BG)Nathan, the son of David, 32 (BH)the son of Jesse, the son of Obed, the son of Boaz, the son of Sala, the son of Nahshon, 33 the son of Amminadab, the son of Admin, the son of Arni, the son of Hezron, the son of Perez, the son of Judah, 34 (BI)the son of Jacob, (BJ)the son of Isaac, (BK)the son of Abraham, (BL)the son of Terah, the son of Nahor, 35 the son of Serug, the son of Reu, the son of Peleg, the son of Eber, the son of Shelah, 36 the son of Cainan, the son of Arphaxad, the son of Shem, the son of Noah, the son of Lamech, 37 the son of Methuselah, the son of Enoch, the son of Jared, the son of Mahalaleel, the son of Cainan, 38 the son of Enos, the son of Seth, the son of Adam, the son of God.
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya
Holy Bible, New International Version®, NIV® Copyright ©1973, 1978, 1984, 2011 by Biblica, Inc.® Used by permission. All rights reserved worldwide.
NIV Reverse Interlinear Bible: English to Hebrew and English to Greek. Copyright © 2019 by Zondervan.
The ESV® Bible (The Holy Bible, English Standard Version®), © 2001 by Crossway, a publishing ministry of Good News Publishers. ESV Text Edition: 2025.