Font Size
Baxniintii 4:1
Somali Bible
Baxniintii 4:1
Somali Bible
Cajaa'ibyadii La Tusay Muuse
4 Markaasaa Muuse jawaabay oo wuxuu yidhi, Laakiinse, bal ogow, ima ay rumaysan doonaan, codkaygana ma ay dhegaysan doonaan, waayo, waxay igu odhan doonaan, Rabbigu kuuma uu muuqanin.
Read full chapter
Baxniintii 4:10
Somali Bible
Baxniintii 4:10
Somali Bible
10 Markaasaa Muuse wuxuu Rabbiga ku yidhi, Rabbiyow, anigu codkar ma ahi, hadda iyo hore toona, iyo tan iyo markaad ila hadashay anigoo addoonkaaga ah, maxaa yeelay, anigu hadalka waan shigaa, waanan carrab la'ahay.
Read full chapter
Baxniintii 4:13
Somali Bible
Baxniintii 4:13
Somali Bible
13 Isna wuxuu yidhi, Rabbiyow, Waan ku baryayaaye, dir kaad doonaysid inaad dirtid.
Read full chapter
Baxniintii 6:12
Somali Bible
Baxniintii 6:12
Somali Bible
12 Markaasaa Muuse Rabbiga la hadlay oo wuxuu ku yidhi, Bal eeg, reer binu Israa'iil ima maqline, de haddaba sidee buu Fircoon ii maqli doonaa, anigoo aan bushimaha ka xalaalaysnayn?
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya