Font Size
Verse of the Day
A daily inspirational and encouraging Bible verse.
Duration: 366 days
Somali Bible (SOM)
Cibraaniyada 1:1-2
WARQADDII LOO QORAY DADKII
CIBRAANIYADA
Bilowga Kitaabkan
1 Ilaah wuxuu waagii hore siyaalo badan oo kala duduwan awowayaasheen kula hadlay nebiyadii, 2 laakiin maalmahan ugu dambaystooda wuxuu inagula hadlay Wiilkiisa uu ka dhigay kan wax walba dhaxla, kan uu duniyooyinkana ku sameeyey.
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya