Font Size
Rooma 14:9-12
Somali Bible
Rooma 14:9-12
Somali Bible
9 Waayo, sababtaasaa Masiixu u dhintay, una soo noolaaday inuu Rabbi u noqdo kuwii dhintay iyo kuwa noolba. 10 Adigu maxaad walaalkaa u xukuntaa? amase adigu maxaad walaalkaa u quudhsataa? Waayo, kulligeen waxaynu hor istaagi doonnaa kursiga xukumaadda Ilaah. 11 Waayo, waxaa qoran,
Anigu waa noolahay, ayaa Rabbigu leeyahay, oo jilib waluba anuu ii sujuudi doonaa,
Carrab walubana Ilaah buu qiri doonaa.
12 Sidaasaa midkeen kastaba Ilaah ula xisaabtami doonaa.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya