Font Size
Rooma 10:14-15
Somali Bible
Rooma 10:14-15
Somali Bible
14 Haddaba sidee bay ugu baryi doonaan kan aanay rumaysnayn? Oo sidee bay u rumaysan doonaan kan aanay maqlin? Oo sidee bay u maqli doonaan haddii aan la wacdiyin? 15 Oo sidee bay u wacdiyi doonaan haddaan la dirin? sida qoran, Qurux badanaa cagaha kuwa wax ku wacdiya waxyaalaha wanaagsan.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya