Font Size
Matayos 9:1-3
Somali Bible
Matayos 9:1-3
Somali Bible
Curyaankii La Bogsiiyey(A)
9 Markaasuu doonni fuulay oo dhanka kale u tallaabay oo magaaladiisii yimid. 2 Kolkaasay waxay u keeneen nin curyaan ah oo sariir ku jiifa. Ciise oo rumaysadkooda arka ayaa ninkii curyaanka ahaa ku yidhi, Wiilkow, kalsoonow, dembiyadaadu waa kaa cafiyan yihiin. 3 Kolkaasaa qaar culimmada ah waxay isku yidhaahdeen, Ninkan waa caytamayaa.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya