Font Size
Matayos 14:13-14
Somali Bible
Matayos 14:13-14
Somali Bible
Waxaa Cunto La Siiyey Shan Kun Oo Nin(A)
13 Ciise goortuu taas maqlay, ayuu halkaas doonni kaga soo noqday, oo meel cidla ah ayuu keligiis tegey. Dadkii badnaana goortay warkaas maqleen, ayay magaalooyinka lug kaga soo raaceen. 14 Goortuu degay ayuu dad badan arkay, wuuna u naxariistay, oo kuwoodii bukay ayuu bogsiiyey.
Read full chapter
Luukos 9:10
Somali Bible
Luukos 9:10
Somali Bible
Waxaa Cunto La Siiyey Shan Kun Oo Nin(A)
10 Rasuulladii markay soo noqdeen ayay isaga u sheegeen wixii ay sameeyeen. Wuuna waday oo keli ahaan u kaxeeyey magaalada Beytsayda la odhan jiray.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya