Luukos 13
Somali Bible
Toobadkeen Baa Lagu Waaniyey
13 Wakhtigaas qudhiisa waxaa joogay qaar wax uga sheegay dadka reer Galili oo Bilaatos dhiiggooda ku daray allabarigooda. 2 Kolkaasaa Ciise u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Ma waxay idinla tahay in kuwii reer Galili ahaa ay ka dembi badnaayeen kuwii kale oo reer Galili oo dhan waxyaalahaas ay ku silceen aawadood? 3 Waxaan idinku leeyahay, Maya, laakiin haddaanad toobadkeenin, kulligiin sidaas oo kale ayaad u lumi doontaan. 4 Ama siddeed iyo tobankii oo munaaradda Siloo'am ay ku soo dhacday oo ay dishay, ma waxay idinla tahay, inay ka gef badnaayeen dadka Yeruusaalem joogay oo dhan? 5 Waxaan idinku leeyahay, Maya, laakiin haddaydnan toobadkeenin, kulligiin sidaas oo kale ayaad u lumi doontaan.
Masaalka Ku Saabsan Geedkii Berdaha Ahaa Oo Aan Waxba Dhalin
6 Markaasuu masaalkan ku hadlay, Nin baa wuxuu lahaa geed berde ah oo beertiisii canabka ahayd lagu beeray. Waa u yimid isagoo midho ka doonaya, waxbana kama uu helin. 7 Wuxuu beer-ka-shaqeeyihii ku yidhi, Bal eeg, saddex sannadood ayaan imanayay oo berdahan midho ka doonayay, kamana helin. Jar, muxuu dhulka u khasaarinayaa? 8 Markaasuu u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Sayidow, sannaddanna daa ilaa aan hareerihiisa qodqodo oo aan digeeyo. 9 Dabadeed hadduu midhaysto, wanaag; haddii kalese waad jari doontaa.
Maalin Sabti Ah Naag Baa La Bogsiiyey
10 Maalin sabti ah sunagogyada midkood ayuu wax ku barayay. 11 Oo bal eeg, waxaa joogtay naag siddeed iyo toban sannadood cudur qabtay, wayna isku soo jabnayd, mana ay kari karin inay istoosiso. 12 Ciise goortuu arkay, ayuu u yeedhay oo ku yidhi, Haweentoy, cudurkaaga waad ka furan tahay. 13 Kolkaasuu gacmihiisa saaray, oo kolkiiba way toosnaatay, oo Ilaah bay ammaantay. 14 Kii sunagogga u sarreeyey ayaa cadho ku jawaabay, waayo, Ciise maalintii sabtida ahayd ayuu wax bogsiiyey, wuxuuna dadkii badnaa ku yidhi, Waxaa jira lix maalmood oo dadkii leeyihiin inay shaqeeyaan. Maalmahaas haddaba kaalaya, ha laydin bogsiiye, ee ha imanina maalinta sabtida ah. 15 Laakiin Sayidka ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Labawejiilayaal yahow, mid kasta oo idinka mid ah miyaanu sabtida dibigiisa ama dameerkiisa ka soo furin golaha oo u wadin inuu soo waraabiyo? 16 Oo naagtan oo ina Ibraahim ah oo Shayddaanku siddeed iyo toban sannadood xidhay, miyaanay lahayn in maalinta sabtida ah laga fura xidhmaddaas? 17 Goortuu waxaas yidhi cadaawayaashiisii oo dhan way wada ceeboobeen, dadkii oo dhanna ayaa ku reyreeyey wax walba oo ammaanta lahaa oo uu falay.
18 Haddaba wuxuu yidhi, Boqortooyada Ilaah maxay u eg tahay oo maxaan u ekaysiiyaa?
Masaalka Ku Saabsan Iniin Khardal Ah Iyo Masaalka Ku Saabsan Khamiir(A)
19 Waxay u eg tahay iniin khardal ah, oo nin qaaday oo beertiisii ku riday, oo ay baxday oo geed dheer noqotay, shimbirraha cirkuna laamaheeday ku degeen. 20 Haddana wuxuu yidhi, Maxaan boqortooyada Ilaah u ekaysiiyaa? 21 Waxay u eg tahay khamiir naag intay qaadday ay saddex qiyaasood oo bur ah ku dhex qooshtay ilaa ay wada khamiireen.
Iridda Cidhiidhiga Ah Ee Nolosha Laga Galo(B)
22 Oo wuxuu dhex marayay magaalooyin iyo tuulooyin isagoo wax baraya, Yeruusaalemna ayuu ku socday. 23 Mid baa wuxuu ku yidhi, Sayidow, ma yar yihiin kuwa badbaadayaa? 24 Wuxuuna ku yidhi, Aad u dadaala inaad iridda cidhiidhsan ka gashaan, waayo, waxaan idinku leeyahay, Qaar badan ayaa dooni doona inay galaan, mana kari doonaan. 25 Goortii ninkii guriga lahaa kaco oo albaabka xidho, oo aad bilowdaan inaad dibadda istaagtaan oo aad albaabka garaacdaan, idinkoo leh, Sayidow, naga fur; isaguna waa u jawaabi doonaa oo idinku odhan doonaa, Garan maayo meeshaad ka timaadeen. 26 Markaasaad bilaabi doontaan inaad tidhaahdaan, Hortaada ayaannu wax ku cuni jirnay oo ku cabbi jirnay, oo jidadkayaga ayaad wax ku bari jirtay. 27 Markaasuu odhan doonaa, Waxaan idinku leeyahay, Garan maayo meeshaad ka timaadeen; iga taga kulligiin oo xaqdarrada ka shaqeeya. 28 Halkaa waxaa jiri doonta baroor iyo ilko jirriqsi goortaad boqortooyada Ilaah ku aragtaan Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub iyo nebiyada oo dhan, oo idinkana dibadda laydiin tuuray. 29 Waxay ka iman doonaan bari iyo galbeed iyo woqooyi iyo koonfur, waxayna dhex fadhiisan doonaan boqortooyada Ilaah. 30 Ogaada, kuwa ugu dambeeya ayaa ugu horrayn doona, kuwa ugu horreeyaana way ugu dambayn doonaan.
Herodos Cadownimadiisii
31 Markaas qudhiisa ayaa waxaa yimid qaar Farrisiin ah iyagoo ku leh, Bax oo ka tag meeshan, waayo, Herodos ayaa doonaya inuu ku dilo. 32 Wuxuu iyaga ku yidhi, Idinku u taga oo dawacaas u sheega, Bal eeg, maanta iyo berriba ayaan jinniyo saarayaa oo dad bogsiinayaa, maalinta saddexaadna ayaan kaamilmayaa. 33 Laakiin waa inaan socdo maanta iyo berri iyo maalinta ku xigtaba, waayo, ma noqon karto nebi inuu ku dhinto Yeruusaalem dibaddeeda.
Ciise Waa U Ooyay Yeruusaalem(C)
34 Yeruusaalemay, Yeruusaalemay, tan nebiyada dishoy, oo kuwa loo soo diray dhagxisoy! Intee baan marar badan jeclaaday inaan carruurtaada u soo ururiyo xataa sida dooradu carruurteeda baalasheeda hoostooda ugu ururiso, laakiin idinku ma aydnaan jeclayn. 35 Ogaada, gurigiinnii waa laydiin daayay, isagoo cidla ah. Waxaan idinku leeyahay, Ima arki doontaan ilaa aad tidhaahdaan, Waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanaya.
Luke 13
New King James Version
Repent or Perish
13 There were present at that season some who told Him about the Galileans whose blood Pilate had [a]mingled with their sacrifices. 2 And Jesus answered and said to them, “Do you suppose that these Galileans were worse sinners than all other Galileans, because they suffered such things? 3 I tell you, no; but unless you repent you will all likewise perish. 4 Or those eighteen on whom the tower in Siloam fell and killed them, do you think that they were worse sinners than all other men who dwelt in Jerusalem? 5 I tell you, no; but unless you repent you will all likewise perish.”
The Parable of the Barren Fig Tree
6 He also spoke this parable: (A)“A certain man had a fig tree planted in his vineyard, and he came seeking fruit on it and found none. 7 Then he said to the keeper of his vineyard, ‘Look, for three years I have come seeking fruit on this fig tree and find none. Cut it down; why does it [b]use up the ground?’ 8 But he answered and said to him, ‘Sir, let it alone this year also, until I dig around it and fertilize it. 9 [c]And if it bears fruit, well. But if not, after that you can (B)cut it down.’ ”
A Spirit of Infirmity
10 Now He was teaching in one of the synagogues on the Sabbath. 11 And behold, there was a woman who had a spirit of infirmity eighteen years, and was bent over and could in no way [d]raise herself up. 12 But when Jesus saw her, He called her to Him and said to her, “Woman, you are loosed from your (C)infirmity.” 13 (D)And He laid His hands on her, and immediately she was made straight, and glorified God.
14 But the ruler of the synagogue answered with indignation, because Jesus had (E)healed on the Sabbath; and he said to the crowd, (F)“There are six days on which men ought to work; therefore come and be healed on them, and (G)not on the Sabbath day.”
15 The Lord then answered him and said, [e]“Hypocrite! (H)Does not each one of you on the Sabbath loose his ox or donkey from the stall, and lead it away to water it? 16 So ought not this woman, (I)being a daughter of Abraham, whom Satan has bound—think of it—for eighteen years, be loosed from this bond on the Sabbath?” 17 And when He said these things, all His adversaries were put to shame; and all the multitude rejoiced for all the glorious things that were (J)done by Him.
The Parable of the Mustard Seed(K)
18 (L)Then He said, “What is the kingdom of God like? And to what shall I compare it? 19 It is like a mustard seed, which a man took and put in his garden; and it grew and became a [f]large tree, and the birds of the air nested in its branches.”
The Parable of the Leaven(M)
20 And again He said, “To what shall I liken the kingdom of God? 21 It is like [g]leaven, which a woman took and hid in three (N)measures[h] of meal till it was all leavened.”
The Narrow Way(O)
22 (P)And He went through the cities and villages, teaching, and journeying toward Jerusalem. 23 Then one said to Him, “Lord, are there (Q)few who are saved?”
And He said to them, 24 (R)“Strive to enter through the narrow gate, for (S)many, I say to you, will seek to enter and will not be able. 25 (T)When once the Master of the house has risen up and (U)shut the door, and you begin to stand outside and knock at the door, saying, (V)‘Lord, Lord, open for us,’ and He will answer and say to you, (W)‘I do not know you, where you are from,’ 26 then you will begin to say, ‘We ate and drank in Your presence, and You taught in our streets.’ 27 (X)But He will say, ‘I tell you I do not know you, where you are from. (Y)Depart from Me, all you workers of iniquity.’ 28 (Z)There will be weeping and gnashing of teeth, (AA)when you see Abraham and Isaac and Jacob and all the prophets in the kingdom of God, and yourselves thrust out. 29 They will come from the east and the west, from the north and the south, and sit down in the kingdom of God. 30 (AB)And indeed there are last who will be first, and there are first who will be last.”
31 [i]On that very day some Pharisees came, saying to Him, “Get out and depart from here, for Herod wants to kill You.”
32 And He said to them, “Go, tell that fox, ‘Behold, I cast out demons and perform cures today and tomorrow, and the third day (AC)I shall be [j]perfected.’ 33 Nevertheless I must journey today, tomorrow, and the day following; for it cannot be that a prophet should perish outside of Jerusalem.
Jesus Laments over Jerusalem(AD)
34 (AE)“O Jerusalem, Jerusalem, the one who kills the prophets and stones those who are sent to her! How often I wanted to gather your children together, as a hen gathers her brood under her wings, but you were not willing! 35 See! (AF)Your house is left to you desolate; and [k]assuredly, I say to you, you shall not see Me until the time comes when you say, (AG)‘Blessed is He who comes in the name of the Lord!’ ”
Footnotes
- Luke 13:1 mixed
- Luke 13:7 waste
- Luke 13:9 NU And if it bears fruit after that, well. But if not, you can
- Luke 13:11 straighten up
- Luke 13:15 NU, M Hypocrites
- Luke 13:19 NU omits large
- Luke 13:21 yeast
- Luke 13:21 Gr. sata, same as Heb. seah; approximately 2 pecks in all
- Luke 13:31 NU In that very hour
- Luke 13:32 Resurrected
- Luke 13:35 NU, M omit assuredly
Luke 13
Legacy Standard Bible
Repent or Perish
13 Now at that same time there were some present who were reporting to Him about the Galileans whose blood (A)Pilate had [a]mixed with their sacrifices. 2 And Jesus answered and said to them, “(B)Do you think that these Galileans were greater sinners than all other Galileans because they suffered these things? 3 I tell you, no, but unless you [b]repent, you will all likewise perish. 4 Or do you think that those eighteen on whom the tower in (C)Siloam fell and killed them were worse [c](D)offenders than all the men who live in Jerusalem? 5 I tell you, no, but unless you repent, you will all likewise perish.”
The Parable of the Barren Fig Tree
6 And He was telling this parable: “A man had (E)a fig tree which had been planted in his vineyard; and he came seeking fruit on it and did not find any. 7 And he said to the vineyard-keeper, ‘Behold, for three years I have come seeking fruit on this fig tree [d]without finding any. (F)Cut it down! Why does it even use up the ground?’ 8 And he answered and said to him, ‘Let it alone, sir, for this year too, until I dig around it and put in manure, 9 and if it bears fruit next year, fine, but if not, cut it down.’”
A Woman Healed on the Sabbath
10 And He was (G)teaching in one of the synagogues on the Sabbath. 11 And behold, there was a woman who for eighteen years had [e](H)a sickness caused by a spirit, and she was bent double, and could not straighten up at all. 12 But when Jesus saw her, He called her over and said to her, “Woman, you are freed from your sickness.” 13 And He (I)laid His hands on her, and immediately she was made erect again and began (J)glorifying God. 14 But (K)the synagogue official, indignant because Jesus (L)healed on the Sabbath, answered and was saying to the crowd, “(M)There are six days in which work should be done; so come during them and get healed, and not on the Sabbath day.” 15 But (N)the Lord answered him and said, “You hypocrites, (O)does not each of you on the Sabbath release his ox or his donkey from the stall and lead it away to water it? 16 And this woman, (P)being a daughter of Abraham, whom (Q)Satan has bound for—behold—eighteen years, should she not have been released from this bond on the Sabbath day?” 17 And as He said this, all His opponents were being put to shame; and (R)the entire crowd was rejoicing over all the glorious things being done by Him.
The Parables of the Mustard Seed and the Leaven
18 Therefore, (S)He was saying, “(T)What is the kingdom of God like, and to what shall I compare it? 19 It is like a mustard seed, which a man took and threw into his own garden, and it grew and became a tree, and (U)the birds of the [f]air nested in its branches.”
20 And again He said, “(V)To what shall I compare the kingdom of God? 21 (W)It is like leaven, which a woman took and hid in [g](X)three sata of flour until it was all leavened.”
The Narrow Door
22 And He was passing through from one city and village to another, teaching, and (Y)proceeding on His way to Jerusalem. 23 And someone said to Him, “Lord, are there just a few who are being saved?” And He said to them, 24 “(Z)Strive to enter through the narrow door, for many, I tell you, will seek to enter and will not be able. 25 Once the head of the house gets up and (AA)shuts the door, and you begin to stand outside and knock on the door, saying, ‘(AB)Lord, open up to us!’ then He will answer and say to you, ‘(AC)I do not know where you are from.’ 26 Then you will (AD)begin to say, ‘We ate and drank in Your presence, and You taught in our streets.’ 27 And He will say, ‘I tell you, (AE)I do not know where you are from; (AF)depart from Me, all you workers of unrighteousness.’ 28 (AG)In that place there will be weeping and gnashing of teeth when you see Abraham and Isaac and Jacob and all the prophets in the kingdom of God, but yourselves being cast out. 29 And they (AH)will come from east and west and from north and south, and will recline at the table in the kingdom of God. 30 And behold, (AI)some are last who will be first and some are first who will be last.”
Lament over Jerusalem
31 Just at that time some Pharisees approached, saying to Him, “Leave and go from here, for (AJ)Herod wants to kill You.” 32 And He said to them, “Go and tell that fox, ‘Behold, I cast out demons and perform cures today and tomorrow, and on the third day I [h](AK)finish.’ 33 Nevertheless (AL)I must journey on today and tomorrow and the next day, for it is not possible that a (AM)prophet would perish outside of Jerusalem. 34 (AN)O Jerusalem, Jerusalem, the city that kills the prophets and stones those sent to her! How often I wanted to gather your children together, (AO)just as a hen gathers her brood under her wings, and you did not want it! 35 Behold, your house is left to you desolate, and I say to you, you will not see Me until the time comes when you say, ‘(AP)Blessed is He who comes in the name of the [i]Lord!’”
Footnotes
- Luke 13:1 Shed
- Luke 13:3 Or are repentant
- Luke 13:4 Lit debtors
- Luke 13:7 Lit and I do not find
- Luke 13:11 Lit a spirit of sickness
- Luke 13:19 Or sky
- Luke 13:21 Approx. 48 lb. or 39 l, a saton was approx. 16 lb. or 13 l
- Luke 13:32 Or am perfected
- Luke 13:35 In OT, Yahweh, cf. Ps 118:26
Luke 13
New International Version
Repent or Perish
13 Now there were some present at that time who told Jesus about the Galileans whose blood Pilate(A) had mixed with their sacrifices. 2 Jesus answered, “Do you think that these Galileans were worse sinners than all the other Galileans because they suffered this way?(B) 3 I tell you, no! But unless you repent, you too will all perish. 4 Or those eighteen who died when the tower in Siloam(C) fell on them—do you think they were more guilty than all the others living in Jerusalem? 5 I tell you, no! But unless you repent,(D) you too will all perish.”
6 Then he told this parable: “A man had a fig tree growing in his vineyard, and he went to look for fruit on it but did not find any.(E) 7 So he said to the man who took care of the vineyard, ‘For three years now I’ve been coming to look for fruit on this fig tree and haven’t found any. Cut it down!(F) Why should it use up the soil?’
8 “‘Sir,’ the man replied, ‘leave it alone for one more year, and I’ll dig around it and fertilize it. 9 If it bears fruit next year, fine! If not, then cut it down.’”
Jesus Heals a Crippled Woman on the Sabbath
10 On a Sabbath Jesus was teaching in one of the synagogues,(G) 11 and a woman was there who had been crippled by a spirit for eighteen years.(H) She was bent over and could not straighten up at all. 12 When Jesus saw her, he called her forward and said to her, “Woman, you are set free from your infirmity.” 13 Then he put his hands on her,(I) and immediately she straightened up and praised God.
14 Indignant because Jesus had healed on the Sabbath,(J) the synagogue leader(K) said to the people, “There are six days for work.(L) So come and be healed on those days, not on the Sabbath.”
15 The Lord answered him, “You hypocrites! Doesn’t each of you on the Sabbath untie your ox or donkey from the stall and lead it out to give it water?(M) 16 Then should not this woman, a daughter of Abraham,(N) whom Satan(O) has kept bound for eighteen long years, be set free on the Sabbath day from what bound her?”
17 When he said this, all his opponents were humiliated,(P) but the people were delighted with all the wonderful things he was doing.
The Parables of the Mustard Seed and the Yeast(Q)(R)
18 Then Jesus asked, “What is the kingdom of God(S) like?(T) What shall I compare it to? 19 It is like a mustard seed, which a man took and planted in his garden. It grew and became a tree,(U) and the birds perched in its branches.”(V)
20 Again he asked, “What shall I compare the kingdom of God to? 21 It is like yeast that a woman took and mixed into about sixty pounds[a] of flour until it worked all through the dough.”(W)
The Narrow Door
22 Then Jesus went through the towns and villages, teaching as he made his way to Jerusalem.(X) 23 Someone asked him, “Lord, are only a few people going to be saved?”
He said to them, 24 “Make every effort to enter through the narrow door,(Y) because many, I tell you, will try to enter and will not be able to. 25 Once the owner of the house gets up and closes the door, you will stand outside knocking and pleading, ‘Sir, open the door for us.’
“But he will answer, ‘I don’t know you or where you come from.’(Z)
26 “Then you will say, ‘We ate and drank with you, and you taught in our streets.’
27 “But he will reply, ‘I don’t know you or where you come from. Away from me, all you evildoers!’(AA)
28 “There will be weeping there, and gnashing of teeth,(AB) when you see Abraham, Isaac and Jacob and all the prophets in the kingdom of God, but you yourselves thrown out. 29 People will come from east and west(AC) and north and south, and will take their places at the feast in the kingdom of God. 30 Indeed there are those who are last who will be first, and first who will be last.”(AD)
Jesus’ Sorrow for Jerusalem(AE)(AF)
31 At that time some Pharisees came to Jesus and said to him, “Leave this place and go somewhere else. Herod(AG) wants to kill you.”
32 He replied, “Go tell that fox, ‘I will keep on driving out demons and healing people today and tomorrow, and on the third day I will reach my goal.’(AH) 33 In any case, I must press on today and tomorrow and the next day—for surely no prophet(AI) can die outside Jerusalem!
34 “Jerusalem, Jerusalem, you who kill the prophets and stone those sent to you, how often I have longed to gather your children together, as a hen gathers her chicks under her wings,(AJ) and you were not willing. 35 Look, your house is left to you desolate.(AK) I tell you, you will not see me again until you say, ‘Blessed is he who comes in the name of the Lord.’[b]”(AL)
Footnotes
- Luke 13:21 Or about 27 kilograms
- Luke 13:35 Psalm 118:26
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya
Scripture taken from the New King James Version®. Copyright © 1982 by Thomas Nelson. Used by permission. All rights reserved.
Legacy Standard Bible Copyright ©2021 by The Lockman Foundation. All rights reserved. Managed in partnership with Three Sixteen Publishing Inc. LSBible.org For Permission to Quote Information visit https://www.LSBible.org.
Holy Bible, New International Version®, NIV® Copyright ©1973, 1978, 1984, 2011 by Biblica, Inc.® Used by permission. All rights reserved worldwide.
NIV Reverse Interlinear Bible: English to Hebrew and English to Greek. Copyright © 2019 by Zondervan.