Font Size
Yooxanaa 14:12-13
Somali Bible
Yooxanaa 14:12-13
Somali Bible
12 Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Kii i rumaystaa, shuqullada aan sameeyo, isna wuu samayn doonaa, oo shuqullo kuwan ka waaweynna wuu samayn doonaa, maxaa yeelay, Aabbahaan u tegayaa. 13 Oo wax alla waxaad magacayga ku weyddiisataan, waan samayn doonaa in Aabbuhu ku ammaanmo Wiilka.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya