Font Size
Yooxanaa 10:29-30
Somali Bible
Yooxanaa 10:29-30
Somali Bible
29 Aabbahaygii i siiyey iyaga ayaa wax walba ka weyn, oo ninna kama dhufsan karo gacanta Aabbahay. 30 Aniga iyo Aabbuhu mid baannu nahay.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya