Font Size
Yacquub 5:17-18
Somali Bible
Yacquub 5:17-18
Somali Bible
17 Eliyaas wuxuu ahaa nin dabiicaddeenna oo kale leh. Aad buu Ilaah u baryay inaan roob di'in, roobna saddex sannadood iyo lix bilood dhulka kuma uu di'in. 18 Oo kol kale ayuu Ilaah baryay, oo cirku roob buu soo daayay, dhulkuna midhihiisii buu soo saaray.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya