Ishacyaah 1:1
Somali Bible
KITAABKII
ISHACYAAH
Quruun Caasi Ah
1 Kanu waa wixii Ishacyaah ina Aamoos la tusay ee uu ku arkay wax ku saabsan dalka Yahuudah iyo Yeruusaalem waagii ay Cusiyaah, iyo Yootam, iyo Aaxaas, iyo Xisqiyaah boqorrada ka ahaayeen dalka Yahuudah.
Read full chapter
Ishacyaah 2:1
Somali Bible
Buurtii Rabbiga
2 Kanu waa eraygii uu Ishacyaah ina Aamoos ku arkay wax ku saabsan dalka Yahuudah iyo Yeruusaalem.
Read full chapter
Ishacyaah 6:1
Somali Bible
U Yeedhiddii Ishacyaah
6 Sannaddii Boqor Cusiyaah dhintay ayaan arkay Rabbiga oo ku fadhiya carshi sare oo dheer, oo faraqii dharkiisa ayaa macbudkii buuxiyey.
Read full chapter
Ishacyaah 7:3
Somali Bible
3 Markaasaa Rabbigu wuxuu Ishacyaah ku yidhi, Adiga iyo wiilkaaga She'aar Yaashuubba taga oo waxaad Aaxaas uga hor tagtaan meeshuu biyomareenka balliga sare ku dhammaado kaasoo ku dhex yaal waddada berrinka dharmaydhaha,
Read full chapter
Ishacyaah 13:1
Somali Bible
Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Baabuloon
13 Kanu waa warka culus ee Baabuloon ku saabsan oo uu Ishacyaah ina Aamoos arkay.
Read full chapter© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya