Print Page Options

Timoteyos Baa Bawlos Raacay

16 Oo wuxuu kaloo yimid Derbe iyo Lustara; oo bal eega, halkaas waxaa joogay nin xer ah oo la odhan jiray Timoteyos, oo ahaa Yahuudiyad rumaysan wiilkeed, aabbihiise wuxuu ahaa Gariig. Isagana walaalihii Lustara iyo Ikoniyon joogay baa u marag furay. Bawlos wuxuu doonayay inuu isagu raaco; markaasuu waday oo guday, Yuhuudda meelahaas joogtay darteed; maxaa yeelay, kulligood way wada ogaayeen in aabbihiis uu Gariig ahaa. Oo intay magaalooyinka dhex marayeen, waxay u dhiibeen amarradii rasuulladii iyo waayeelladii Yeruusaalem joogay soo amreen, inay dhawraan. Haddaba kiniisadihii iimaankay ku xoogoobeen, oo maalin kastaba tiradoodu waa kordhaysay.

Bawlos Ayaa Riyo Wax Ku Arkay

Markaasay waxay dhex mareen dhulka Farugiya iyo Galatiya iyagoo Ruuxa Quduuska ahu u diiday inay ereyga kaga dhex hadlaan Aasiya, oo markay Musiya u dhowaadeen waxay isku dayeen inay Bituniya galaan; laakiin Ruuxa Ciise uma oggolaan; markaasay soo dhaafeen Musiya oo waxay yimaadeen Taroo'as. Oo habeennimo ayaa Bawlos wax riyo ku arkay. Waxaa taagnaa nin reer Makedoniya ah isagoo ka baryaya oo leh, Makedoniya kaalay oo na caawi. 10 Oo markuu riyadii arkay dabadeed markiiba waxaannu doonnay inaannu Makedoniya tagno, taasoo nala noqotay in Ilaah noogu yeedhay inaannu iyaga injiilka ku wacdinno.

Bawlos Wuxuu U Gudbay Makedoniya

11 Haddaba ayaannu Taroo'as ka dhoofnay, oo waxaannu toos u aadnay Samotraki, maalintii xigtayna waxaannu nimid Ne'abolis; 12 markaasaannu meeshaas ka tagnay, oo waxaannu aadnay Filiboy, taas oo ah magaalomadaxda reer Makedoniya, oo ay reer Rooma u taliyaan, magaaladaas waxaannu joognay dhawr maalmood. 13 Maalintii sabtida ahayd ayaannu iridda ka baxnay, oo waxaannu tagnay webi dhinaciis, meeshaas oo aannu u malaynay meel lagu tukado; markaasaannu fadhiisannay, oo waxaannu la hadallay dumarkii urursanaa. 14 Oo naag Ludiya la odhan jiray, oo dhar guduudan iibin jirtay, oo magaalada Tu'ateyra ka iman jirtay, oo Ilaah caabudi jirtay baa na maqashay; taasoo Rabbigu qalbigeeda furay inay dhegaysato waxyaalihii Bawlos ku hadlay. 15 Oo markii la baabtiisay iyada iyo dadkii gurigeeda, ayay naga bariday iyadoo leh. Haddaad qiyaasaysaan inaan Rabbiga aamin u ahay, gurigayga kaalaya oo jooga. Waana na yeelsiisay.

16 Oo waxaa dhacday, markii aannu u sii soconnay meeshii lagu tukan jiray, in ay naga hor timid gabadh jinni wax sheega qabtaa, taasoo waxsheegiddeeda faa'iido badan ugu keeni jirtay sayidyadeeda. 17 Taasaa Bawlos iyo annaga na soo raacday, wayna qaylisay iyadoo leh, Nimankanu waa addoommadii Ilaaha ugu sarreeya, kuwaasoo idinku wacdiyaya jidka badbaadada. 18 Sidaasna maalmo badan ayay yeelaysay. Laakiin Bawlos oo ka xumaaday ayaa u jeestay oo jinnigii ku yidhi, Magaca Ciise Masiix ayaan kugu amrayaa inaad iyada ka soo baxdid. Markaasuu saacaddiiba ka soo baxay.

Bawlos Iyo Silas Waa La Xabbisay, Markaasaa La Bixiyey

19 Laakiin sayidyadeedii, markay arkeen in rajadii faa'iidadoodu dhammaatay, ayay Bawlos iyo Silas qabteen, oo waxay u jiideen suuqa, taliyayaasha hortooda, 20 oo markay xaakinnadana u keeneen, waxay yidhaahdeen, Nimankanu iyagoo Yuhuud ah ayay si weyn magaaladayada u dhibayaan, 21 oo waxay na barayaan caadooyin aan noo xalaal ahayn inaannu aqbalno oo yeelno annagoo reer Rooma ah. 22 Markaasaa dadkii badnaa ku wada kaceen; oo xaakinnadiina dharkoodii bay ka jeexeen, waxayna ku amreen in la uleeyo. 23 Oo markay ulo badan ku dhufteen, ayay xabsiga ku rideen iyagoo ku amraya xabsihayihii inuu aad u ilaaliyo; 24 isaguna markuu amar caynkaas ah helay, wuxuu iyagii ku riday xabsigii ugu hooseeyey, cagahoodana qori buu aad ugu xidhay. 25 Laakiin abbaaraha habeenbadhka Bawlos iyo Silas ayaa tukanayay oo Ilaah gabay ku ammaanayay, maxaabiistuna way dhegaysanayeen; 26 oo filanla'aan waxaa dhacay dhulgariir weyn, sidaas darteed aasaaskii xabsigu waa ruxmay; oo markiiba albaabbadii oo dhammu waa wada furmeen; mid walbana silsiladihiisii waa ka furmeen. 27 Xabsihayihiina markuu hurdada ka toosay oo arkay albaabbadii xabsiga oo wada furmay, ayuu seeftiisii la baxay oo ku dhowaaday inuu isdilo, maxaa yeelay, wuxuu u malaynayay maxaabiistii inay baxsatay. 28 Laakiin Bawlos baa cod weyn ku qayliyey isagoo leh, Waxba ha isyeelin; maxaa yeelay, kulligayo halkaannu wada joognaa. 29 Markaasuu cid u diray siraaddo, oo gudaha ku booday isagoo baqdin la gargariiraya, oo wuxuu ku hor dhacay Bawlos iyo Silas, 30 markaasuu dibadda u soo saaray, oo ku yidhi, Sayidyadow, maxaa igu waajib ah inaan yeelo inaan ku badbaado? 31 Kolkaasay ku yidhaahdeen, Rumayso Rabbi Ciise, waadna badbaadi doontaa, adiga iyo dadka gurigaaguba. 32 Oo ereyga Rabbiga ayay kula hadleen isaga iyo kuwii gurigiisa joogay oo dhan. 33 Markaasuu wakhtiga habeenka qudhiisa iyagii kaxeeyey oo nabrahoodii ka maydhay; oo markiiba waa la baabtiisay isagii iyo dadkiisii oo dhanba. 34 Haddaba gurigiisuu iyagii keenay oo cunto hor dhigay. Isagoo Ilaah rumaysanna ayuu aad ula farxay kuwii gurigiisa joogay oo dhan.

35 Laakiin kolkii ay maalin noqotay ayaa xaakinnadii waxay direen saraakiishii oo leh, Nimankaas sii daa. 36 Markaasaa xabsihayihii hadalladaas u sheegay Bawlos, oo wuxuu ku yidhi, Xaakinnadii baa amar soo diray in laydin sii daayo; haddaba soo baxa oo nabad ku taga. 37 Laakiin Bawlos baa wuxuu iyagii ku yidhi, Caddaan bay noogu garaaceen annagoo aan nala xukumin oo ah niman reer Rooma, oo waxayna nagu rideen xabsi; imminkana ma qarsoodii bay nooga saarayaan? Sidaas ma aha; laakiin iyaga qudhoodu ha yimaadeen oo dibadda ha noo saareen. 38 Haddaba saraakiishii baa hadalladaas u sheegay xaakinnadii; oo kolkay maqleen inay reer Rooma yihiin ayay baqeen. 39 Markaasay yimaadeen oo cafi ka baryeen; oo kolkay dibadda u soo saareenna, waxay weyddiisteen inay magaalada ka tagaan. 40 Oo markay xabsigii ka soo baxeen waxay galeen gurigii Ludiya, oo kolkay walaalihii arkeenna ayay dhiirigeliyeen oo ka tageen.

Timothy Joins Paul and Silas

16 Paul came to Derbe and then to Lystra,(A) where a disciple named Timothy(B) lived, whose mother was Jewish and a believer(C) but whose father was a Greek. The believers(D) at Lystra and Iconium(E) spoke well of him. Paul wanted to take him along on the journey, so he circumcised him because of the Jews who lived in that area, for they all knew that his father was a Greek.(F) As they traveled from town to town, they delivered the decisions reached by the apostles and elders(G) in Jerusalem(H) for the people to obey.(I) So the churches were strengthened(J) in the faith and grew daily in numbers.(K)

Paul’s Vision of the Man of Macedonia

Paul and his companions traveled throughout the region of Phrygia(L) and Galatia,(M) having been kept by the Holy Spirit from preaching the word in the province of Asia.(N) When they came to the border of Mysia, they tried to enter Bithynia, but the Spirit of Jesus(O) would not allow them to. So they passed by Mysia and went down to Troas.(P) During the night Paul had a vision(Q) of a man of Macedonia(R) standing and begging him, “Come over to Macedonia and help us.” 10 After Paul had seen the vision, we(S) got ready at once to leave for Macedonia, concluding that God had called us to preach the gospel(T) to them.

Lydia’s Conversion in Philippi

11 From Troas(U) we put out to sea and sailed straight for Samothrace, and the next day we went on to Neapolis. 12 From there we traveled to Philippi,(V) a Roman colony and the leading city of that district[a] of Macedonia.(W) And we stayed there several days.

13 On the Sabbath(X) we went outside the city gate to the river, where we expected to find a place of prayer. We sat down and began to speak to the women who had gathered there. 14 One of those listening was a woman from the city of Thyatira(Y) named Lydia, a dealer in purple cloth. She was a worshiper of God. The Lord opened her heart(Z) to respond to Paul’s message. 15 When she and the members of her household(AA) were baptized,(AB) she invited us to her home. “If you consider me a believer in the Lord,” she said, “come and stay at my house.” And she persuaded us.

Paul and Silas in Prison

16 Once when we were going to the place of prayer,(AC) we were met by a female slave who had a spirit(AD) by which she predicted the future. She earned a great deal of money for her owners by fortune-telling. 17 She followed Paul and the rest of us, shouting, “These men are servants of the Most High God,(AE) who are telling you the way to be saved.” 18 She kept this up for many days. Finally Paul became so annoyed that he turned around and said to the spirit, “In the name of Jesus Christ I command you to come out of her!” At that moment the spirit left her.(AF)

19 When her owners realized that their hope of making money(AG) was gone, they seized Paul and Silas(AH) and dragged(AI) them into the marketplace to face the authorities. 20 They brought them before the magistrates and said, “These men are Jews, and are throwing our city into an uproar(AJ) 21 by advocating customs unlawful for us Romans(AK) to accept or practice.”(AL)

22 The crowd joined in the attack against Paul and Silas, and the magistrates ordered them to be stripped and beaten with rods.(AM) 23 After they had been severely flogged, they were thrown into prison, and the jailer(AN) was commanded to guard them carefully. 24 When he received these orders, he put them in the inner cell and fastened their feet in the stocks.(AO)

25 About midnight(AP) Paul and Silas(AQ) were praying and singing hymns(AR) to God, and the other prisoners were listening to them. 26 Suddenly there was such a violent earthquake that the foundations of the prison were shaken.(AS) At once all the prison doors flew open,(AT) and everyone’s chains came loose.(AU) 27 The jailer woke up, and when he saw the prison doors open, he drew his sword and was about to kill himself because he thought the prisoners had escaped.(AV) 28 But Paul shouted, “Don’t harm yourself! We are all here!”

29 The jailer called for lights, rushed in and fell trembling before Paul and Silas.(AW) 30 He then brought them out and asked, “Sirs, what must I do to be saved?”(AX)

31 They replied, “Believe(AY) in the Lord Jesus, and you will be saved(AZ)—you and your household.”(BA) 32 Then they spoke the word of the Lord to him and to all the others in his house. 33 At that hour of the night(BB) the jailer took them and washed their wounds; then immediately he and all his household were baptized.(BC) 34 The jailer brought them into his house and set a meal before them; he(BD) was filled with joy because he had come to believe in God—he and his whole household.

35 When it was daylight, the magistrates sent their officers to the jailer with the order: “Release those men.” 36 The jailer(BE) told Paul, “The magistrates have ordered that you and Silas be released. Now you can leave. Go in peace.”(BF)

37 But Paul said to the officers: “They beat us publicly without a trial, even though we are Roman citizens,(BG) and threw us into prison. And now do they want to get rid of us quietly? No! Let them come themselves and escort us out.”

38 The officers reported this to the magistrates, and when they heard that Paul and Silas were Roman citizens, they were alarmed.(BH) 39 They came to appease them and escorted them from the prison, requesting them to leave the city.(BI) 40 After Paul and Silas came out of the prison, they went to Lydia’s house,(BJ) where they met with the brothers and sisters(BK) and encouraged them. Then they left.

Footnotes

  1. Acts 16:12 The text and meaning of the Greek for the leading city of that district are uncertain.

Timothy Joins Paul and Silas

16 Then he came to (A)Derbe and Lystra. And behold, a certain disciple was there, (B)named Timothy, (C)the son of a certain Jewish woman who believed, but his father was Greek. He was well spoken of by the brethren who were at Lystra and Iconium. Paul wanted to have him go on with him. And he (D)took him and circumcised him because of the Jews who were in that region, for they all knew that his father was Greek. And as they went through the cities, they delivered to them the (E)decrees to keep, (F)which were determined by the apostles and elders at Jerusalem. (G)So the churches were strengthened in the faith, and increased in number daily.

The Macedonian Call

Now when they had gone through Phrygia and the region of (H)Galatia, they were forbidden by the Holy Spirit to preach the word in [a]Asia. After they had come to Mysia, they tried to go into Bithynia, but the [b]Spirit did not permit them. So passing by Mysia, they (I)came down to Troas. And a vision appeared to Paul in the night. A (J)man of Macedonia stood and pleaded with him, saying, “Come over to Macedonia and help us.” 10 Now after he had seen the vision, immediately we sought to go (K)to Macedonia, concluding that the Lord had called us to preach the gospel to them.

Lydia Baptized at Philippi

11 Therefore, sailing from Troas, we ran a straight course to Samothrace, and the next day came to Neapolis, 12 and from there to (L)Philippi, which is the [c]foremost city of that part of Macedonia, a colony. And we were staying in that city for some days. 13 And on the Sabbath day we went out of the city to the riverside, where prayer was customarily made; and we sat down and spoke to the women who met there. 14 Now a certain woman named Lydia heard us. She was a seller of purple from the city of (M)Thyatira, who worshiped God. (N)The Lord opened her heart to heed the things spoken by Paul. 15 And when she and her household were baptized, she begged us, saying, “If you have judged me to be faithful to the Lord, come to my house and stay.” So (O)she persuaded us.

Paul and Silas Imprisoned

16 Now it happened, as we went to prayer, that a certain slave girl (P)possessed with a spirit of divination met us, who brought her masters (Q)much profit by fortune-telling. 17 This girl followed Paul and us, and cried out, saying, “These men are the servants of the Most High God, who proclaim to us the way of salvation.” 18 And this she did for many days.

But Paul, (R)greatly [d]annoyed, turned and said to the spirit, “I command you in the name of Jesus Christ to come out of her.” (S)And he came out that very hour. 19 But (T)when her masters saw that their hope of profit was gone, they seized Paul and Silas and (U)dragged them into the marketplace to the authorities.

20 And they brought them to the magistrates, and said, “These men, being Jews, (V)exceedingly trouble our city; 21 and they teach customs which are not lawful for us, being Romans, to receive or observe.” 22 Then the multitude rose up together against them; and the magistrates tore off their clothes (W)and commanded them to be beaten with rods. 23 And when they had laid many stripes on them, they threw them into prison, commanding the jailer to keep them securely. 24 Having received such a charge, he put them into the inner prison and fastened their feet in the stocks.

The Philippian Jailer Saved

25 But at midnight Paul and Silas were praying and singing hymns to God, and the prisoners were listening to them. 26 (X)Suddenly there was a great earthquake, so that the foundations of the prison were shaken; and immediately (Y)all the doors were opened and everyone’s chains were loosed. 27 And the keeper of the prison, awaking from sleep and seeing the prison doors open, supposing the prisoners had fled, drew his sword and was about to kill himself. 28 But Paul called with a loud voice, saying, “Do yourself no harm, for we are all here.”

29 Then he called for a light, ran in, and fell down trembling before Paul and Silas. 30 And he brought them out and said, (Z)“Sirs, what must I do to be saved?”

31 So they said, (AA)“Believe on the Lord Jesus Christ, and you will be saved, you and your household.” 32 Then they spoke the word of the Lord to him and to all who were in his house. 33 And he took them the same hour of the night and washed their stripes. And immediately he and all his family were baptized. 34 Now when he had brought them into his house, (AB)he set food before them; and he rejoiced, having believed in God with all his household.

Paul Refuses to Depart Secretly

35 And when it was day, the magistrates sent the [e]officers, saying, “Let those men go.”

36 So the keeper of the prison reported these words to Paul, saying, “The magistrates have sent to let you go. Now therefore depart, and go in peace.”

37 But Paul said to them, “They have beaten us openly, uncondemned (AC)Romans, and have thrown us into prison. And now do they put us out secretly? No indeed! Let them come themselves and get us out.”

38 And the officers told these words to the magistrates, and they were afraid when they heard that they were Romans. 39 Then they came and pleaded with them and brought them out, and (AD)asked them to depart from the city. 40 So they went out of the prison (AE)and entered the house of Lydia; and when they had seen the brethren, they encouraged them and departed.

Footnotes

  1. Acts 16:6 The Roman province of Asia
  2. Acts 16:7 NU adds of Jesus
  3. Acts 16:12 Lit. first
  4. Acts 16:18 distressed
  5. Acts 16:35 lictors, lit. rod bearers

16 Then came he to Derbe and Lystra: and, behold, a certain disciple was there, named Timotheus, the son of a certain woman, which was a Jewess, and believed; but his father was a Greek:

Which was well reported of by the brethren that were at Lystra and Iconium.

Him would Paul have to go forth with him; and took and circumcised him because of the Jews which were in those quarters: for they knew all that his father was a Greek.

And as they went through the cities, they delivered them the decrees for to keep, that were ordained of the apostles and elders which were at Jerusalem.

And so were the churches established in the faith, and increased in number daily.

Now when they had gone throughout Phrygia and the region of Galatia, and were forbidden of the Holy Ghost to preach the word in Asia,

After they were come to Mysia, they assayed to go into Bithynia: but the Spirit suffered them not.

And they passing by Mysia came down to Troas.

And a vision appeared to Paul in the night; There stood a man of Macedonia, and prayed him, saying, Come over into Macedonia, and help us.

10 And after he had seen the vision, immediately we endeavoured to go into Macedonia, assuredly gathering that the Lord had called us for to preach the gospel unto them.

11 Therefore loosing from Troas, we came with a straight course to Samothracia, and the next day to Neapolis;

12 And from thence to Philippi, which is the chief city of that part of Macedonia, and a colony: and we were in that city abiding certain days.

13 And on the sabbath we went out of the city by a river side, where prayer was wont to be made; and we sat down, and spake unto the women which resorted thither.

14 And a certain woman named Lydia, a seller of purple, of the city of Thyatira, which worshipped God, heard us: whose heart the Lord opened, that she attended unto the things which were spoken of Paul.

15 And when she was baptized, and her household, she besought us, saying, If ye have judged me to be faithful to the Lord, come into my house, and abide there. And she constrained us.

16 And it came to pass, as we went to prayer, a certain damsel possessed with a spirit of divination met us, which brought her masters much gain by soothsaying:

17 The same followed Paul and us, and cried, saying, These men are the servants of the most high God, which shew unto us the way of salvation.

18 And this did she many days. But Paul, being grieved, turned and said to the spirit, I command thee in the name of Jesus Christ to come out of her. And he came out the same hour.

19 And when her masters saw that the hope of their gains was gone, they caught Paul and Silas, and drew them into the marketplace unto the rulers,

20 And brought them to the magistrates, saying, These men, being Jews, do exceedingly trouble our city,

21 And teach customs, which are not lawful for us to receive, neither to observe, being Romans.

22 And the multitude rose up together against them: and the magistrates rent off their clothes, and commanded to beat them.

23 And when they had laid many stripes upon them, they cast them into prison, charging the jailor to keep them safely:

24 Who, having received such a charge, thrust them into the inner prison, and made their feet fast in the stocks.

25 And at midnight Paul and Silas prayed, and sang praises unto God: and the prisoners heard them.

26 And suddenly there was a great earthquake, so that the foundations of the prison were shaken: and immediately all the doors were opened, and every one's bands were loosed.

27 And the keeper of the prison awaking out of his sleep, and seeing the prison doors open, he drew out his sword, and would have killed himself, supposing that the prisoners had been fled.

28 But Paul cried with a loud voice, saying, Do thyself no harm: for we are all here.

29 Then he called for a light, and sprang in, and came trembling, and fell down before Paul and Silas,

30 And brought them out, and said, Sirs, what must I do to be saved?

31 And they said, Believe on the Lord Jesus Christ, and thou shalt be saved, and thy house.

32 And they spake unto him the word of the Lord, and to all that were in his house.

33 And he took them the same hour of the night, and washed their stripes; and was baptized, he and all his, straightway.

34 And when he had brought them into his house, he set meat before them, and rejoiced, believing in God with all his house.

35 And when it was day, the magistrates sent the serjeants, saying, Let those men go.

36 And the keeper of the prison told this saying to Paul, The magistrates have sent to let you go: now therefore depart, and go in peace.

37 But Paul said unto them, They have beaten us openly uncondemned, being Romans, and have cast us into prison; and now do they thrust us out privily? nay verily; but let them come themselves and fetch us out.

38 And the serjeants told these words unto the magistrates: and they feared, when they heard that they were Romans.

39 And they came and besought them, and brought them out, and desired them to depart out of the city.

40 And they went out of the prison, and entered into the house of Lydia: and when they had seen the brethren, they comforted them, and departed.

Timothy Joins Paul and Silas

16 Paul[a] came also to Derbe and to Lystra. A disciple was there, named (A)Timothy, (B)the son of a Jewish woman who was a believer, but his father was a Greek. He was well spoken of by (C)the brothers[b] at Lystra and Iconium. Paul wanted Timothy to accompany him, and he (D)took him and circumcised him because of the Jews who were in those places, for they all knew that his father was a Greek. As they went on their way through the cities, they delivered to them for observance (E)the decisions (F)that had been reached by (G)the apostles and elders who were in Jerusalem. (H)So the churches were strengthened in (I)the faith, and they increased in numbers (J)daily.

The Macedonian Call

And (K)they went through the region of Phrygia and Galatia, having been forbidden by the Holy Spirit to speak the word in Asia. And when they had come up to Mysia, they attempted to go into Bithynia, but (L)the Spirit of Jesus did not allow them. So, passing by Mysia, they went down (M)to Troas. And a vision appeared to Paul in the night: a man of Macedonia was standing there, urging him and saying, “Come over to Macedonia and help us.” 10 And when Paul[c] had seen the vision, immediately (N)we sought to go on into Macedonia, concluding that God had called us to preach the gospel to them.

The Conversion of Lydia

11 So, setting sail from Troas, we (O)made a direct voyage to Samothrace, and the following day to Neapolis, 12 and from there to (P)Philippi, which is a leading city of the[d] district of Macedonia and (Q)a Roman colony. We remained in this city some days. 13 And (R)on the Sabbath day we went outside the gate (S)to the riverside, where we supposed there was a place of prayer, and we (T)sat down and spoke to the women who had come together. 14 One who heard us was a woman named Lydia, from the city of Thyatira, a seller of purple goods, (U)who was a worshiper of God. The Lord (V)opened her heart to pay attention to what was said by Paul. 15 And after she was baptized, (W)and her household as well, she urged us, saying, “If you have judged me to be faithful to the Lord, come to my house and stay.” And she (X)prevailed upon us.

Paul and Silas in Prison

16 As we were going to (Y)the place of prayer, we were met by a slave girl who had (Z)a spirit of (AA)divination and (AB)brought her owners much gain by fortune-telling. 17 She followed Paul and us, (AC)crying out, “These men are (AD)servants of (AE)the Most High God, who proclaim to you (AF)the way of salvation.” 18 And this she kept doing for many days. Paul, having become greatly annoyed, turned and said to the spirit, (AG)“I command you (AH)in the name of Jesus Christ to come out of her.” And (AI)it came out that very hour.

19 But (AJ)when her owners saw that their hope of gain was gone, they seized Paul and Silas and (AK)dragged them into the marketplace before the rulers. 20 And when they had brought them to the magistrates, they said, “These men are Jews, and they are disturbing our city. 21 They (AL)advocate customs that are not lawful for us (AM)as Romans to accept or practice.” 22 The crowd joined in attacking them, and the magistrates tore the garments off them and gave orders (AN)to beat them with rods. 23 And when they had inflicted many blows upon them, they threw them into prison, ordering the jailer to keep them safely. 24 Having received this order, he put them into the inner (AO)prison and fastened their feet in (AP)the stocks.

The Philippian Jailer Converted

25 (AQ)About midnight Paul and Silas were praying and singing hymns to God, and the prisoners were listening to them, 26 and suddenly (AR)there was a great earthquake, so that the foundations of the prison were shaken. And immediately (AS)all the doors were opened, and (AT)everyone's bonds were unfastened. 27 When the jailer woke and saw that the prison doors were open, he drew his sword and (AU)was about to kill himself, supposing that the prisoners had escaped. 28 But Paul cried with a loud voice, “Do not harm yourself, for we are all here.” 29 And the jailer[e] called for lights and rushed in, and trembling with fear he (AV)fell down before Paul and Silas. 30 Then he brought them out and said, “Sirs, (AW)what must I do to be (AX)saved?” 31 And they said, (AY)“Believe in the Lord Jesus, and you will be saved, you (AZ)and your household.” 32 And they spoke the word of the Lord to him and to all who were in his house. 33 And he took them (BA)the same hour of the night and washed their wounds; and he (BB)was baptized at once, he and all his family. 34 Then he brought them up into his house and set food before them. And he (BC)rejoiced along with his entire household that he had believed in God.

35 But when it was day, the magistrates sent the police, saying, “Let those men go.” 36 And the jailer reported these words to Paul, saying, “The magistrates have sent to let you go. Therefore come out now and go in peace.” 37 But Paul said to them, “They have beaten us publicly, (BD)uncondemned, men who are Roman citizens, and have thrown us into prison; and do they now throw us out secretly? No! Let them come themselves and take us out.” 38 The police reported these words to the magistrates, and (BE)they were afraid when they heard that they were Roman citizens. 39 So they came and apologized to them. And they took them out and (BF)asked them to leave the city. 40 So they went out of the prison and visited (BG)Lydia. And when they had seen (BH)the brothers, they encouraged them and departed.

Footnotes

  1. Acts 16:1 Greek He
  2. Acts 16:2 Or brothers and sisters; also verse 40
  3. Acts 16:10 Greek he
  4. Acts 16:12 Or that
  5. Acts 16:29 Greek he