Menu
Bible Gateway Plus logo
Bible Gateway logo
account
Read Scripture without ads. Study with fewer distractions with Bible Gateway Plus.
Bible Gateway Plus logo
Bible Gateway logo
Finding your way around? Take the tour.
  • Read
    • Reading Plans
    • Advanced Search
    • Available Versions
    • Audio Bibles
  • Study
    • Scripture Engagement
    • More Resources
  • News
  • Explore
    • Newsletters
    • Devotionals
    • Bible Gateway App
    • Bible Audio App
    • Take a Tour
  • Store
    • Bibles
    • Deals
    • More
  • Bible Gateway Plus
SOM
Version
Bible Books Bible Books
SOM
Version
Read
Study
News
Explore
Store
Bible Gateway Plus
Light Mode Dark Mode
Font Size
Log In show menu
Previous Next
Print PrintSettingsSettingsShare ShareParallelParallelExpandExpandCollapse

Ayuub 35  Somali Bible

35 Oo weliba Eliihuu wuu sii jawaabay oo wuxuu yidhi,
2 Ma waxaad u malaynaysaa in taasu xaq tahay,
Amase ma waxaad leedahay, Xaqnimadaydu way ka sii badan tahay tan Ilaah?
3 Miyey kugu habboon tahay inaad tidhaahdid, Maxay ii taraysaa?
Oo waa maxay faa'iidada aan ka helayo oo ka sii badan haddaan dembaabay?
4 Haddaba waxaan u jawaabayaa
Adiga iyo saaxiibbadaada kula jiraba.
5 Bal indhahaaga kor u qaad oo samooyinka eeg,
Oo bal daruuraha kaa sarreeya fiiri.
6 Haddaad dembaabtay maxaa xumaan ah oo aad yeeshaa?
Oo xadgudubyadaadu hadday bataanse maxaad isaga ku samaysaa?
7 Haddaad xaq tahayse bal maxaad isaga siisaa?
Isaguse muxuu gacantaada ka helaa?
8 Xumaantaadu waxay wax u dhintaa nin sidaadoo kale ah,
Oo xaqnimadaaduna waxay wax ku tartaa binu-aadmiga.
9 Dulmiga ku batay daraaddiis ayay u qayliyaan,
Oo kan xoogga badan gacantiisa daraaddeed ayay caawimaad ugu qayshadaan.
10 Laakiinse ninna ma yidhaahdo, Meeh Ilaahii i abuuray,
Oo habeenkii gabayo i siiya,
11 Oo wax na bara in ka sii badan xayawaanka dunida jooga,
Oo weliba naga sii xigmad badiya haadda samada duusha?
12 Dadka sharka ah kibirkooda daraaddiis
Ayay iyagu halkaas uga qayliyaan, laakiinse ninna uma jawaabo.
13 Hubaal Ilaah maqli maayo wax aan waxba ahayn,
Oo Kan Qaadirka ahuna innaba ka fiirsan maayo.
14 In kastoo aad tidhaahdaa, Isaga ma arko,
Dacwadii isagay hor taal, oo adna waa inaad isaga sugtaa.
15 Laakiinse haatan, isagu cadhadiisii kuma uu soo booqan,
Oo xumaantana si weyn ugama uu fikiro;
16 Haddaba sidaas daraaddeed ayaa Ayuub hadalka aan waxtarka lahayn afkiisa ugu furaa,
Oo isagoo aan aqoon lahayn ayuu erayo badiyaa.

Next
Ayuub 34
Ayuub 36
Next
dropdown
Somali Bible (SOM)

© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya

Bible Gateway Plus logo
Bible Gateway logo

Font Size

Font Size

Dark Mode

Light Mode Dark Mode

About

  • About
  • Learn About the Bible
  • Statement of Faith
  • Mobile App
  • Store
  • Blog
  • Newsroom
  • Support Us

Help

  • FAQs
  • Tutorials
  • Use Bible Gateway on Your Site
  • Advertise with us
  • Contact us
  • Privacy policy
  • California Privacy Rights
  • Do Not Sell My Personal Information
  • Site: Terms of use
  • Widget: Terms of use

Our Network

  • FaithGateway
  • StudyGateway
  • ChurchSource
  • HarperCollins Christian Publishing
  • Grupo Nelson
  • Editorial Vida
  • Thomas Nelson
  • WestBow Press
  • Zondervan
  • MasterLectures

Social

  • Facebook
  • Instagram
  • Pinterest
  • TikTok
  • X
  • YouTube

Preferences

  • Versión en español
  • Preferences
  • Classic Bible Gateway
Sign Up for Bible Gateway: News & Knowledge
Get weekly Bible news, info, reflections, and deals in your inbox.

By submitting your email address, you understand that you will receive email communications from Bible Gateway, operated by HarperCollins Christian Publishing, 501 Nelson Pl, Nashville, TN 37214 USA, including commercial communications and messages from partners of Bible Gateway. You may unsubscribe from Bible Gateway’s emails at any time. If you have any questions, please review our Privacy Policy or email us at privacy@biblegateway.com.

Preferences

  • Versión en español
  • Preferences
  • Classic Bible Gateway