歷代志上 8
Chinese Contemporary Bible (Traditional)
便雅憫的後裔
8 便雅憫的長子是比拉,次子是亞實別,三子是亞哈拉, 2 四子是挪哈,五子是拉法。 3 比拉的兒子是亞大、基拉、亞比忽、 4 亞比書、乃幔、亞何亞、 5 基拉、示孚汛、戶蘭。 6-7 以忽的兒子是乃幔、亞希亞和基拉,他們是迦巴居民的族長,後來被擄到了瑪拿轄。基拉是烏撒和亞希忽的父親。 8-9 沙哈連休了妻子戶伸和巴拉,後來在摩押與妻子賀得生了約巴、洗比雅、米沙、瑪拉幹、 10 耶烏斯、沙迦、米瑪。這些兒子都是族長。 11 戶伸給沙哈連生的兒子是亞比突和以利巴力。 12 以利巴力的兒子是希伯、米珊和沙麥。沙麥建立了阿挪和羅德兩座城及其周圍的村莊。 13 以利巴力另外的兩個兒子比利亞和示瑪是亞雅崙居民的族長,他們趕走了迦特人。 14 亞希約、沙煞、耶利末、 15 西巴第雅、亞拉得、亞得、 16 米迦勒、伊施巴和約哈都是比利亞的兒子。 17 西巴第雅、米書蘭、希西基、希伯、 18 伊施米萊、伊斯利亞和約巴都是以利巴力的兒子。 19 雅金、細基利、撒底、 20 以利乃、洗勒太、以列、 21 亞大雅、比拉雅和申拉都是示每的兒子。 22 伊施班、希伯、以列、 23 亞伯頓、細基利、哈難、 24 哈拿尼雅、以攔、安陀提雅、 25 伊弗底雅和毗努伊勒都是沙煞的兒子。 26 珊示萊、示哈利、亞他利雅、 27 雅利西、以利亞和細基利都是耶羅罕的兒子。 28 按家譜記載,以上這些人都是族長,住在耶路撒冷。
29 耶利建立了基遍城[a],定居在那裡,他妻子名叫瑪迦。 30 他的長子是亞伯頓,其他兒子還有蘇珥、基士、巴力、拿答、 31 基多、亞希約、撒迦和米基羅。 32 米基羅是示米暗的父親。這些人也住在耶路撒冷,與他們的親族為鄰。 33 尼珥生基士,基士生掃羅,掃羅生約拿單、麥基舒亞、亞比拿達和伊施·巴力。 34 約拿單生米力·巴力,米力·巴力生米迦, 35 米迦生毗敦、米勒、他利亞、亞哈斯, 36 亞哈斯生耶何阿達,耶何阿達生亞拉篾、亞斯瑪威和心利,心利生摩撒, 37 摩撒生比尼亞,比尼亞生拉法,拉法生以利亞薩,以利亞薩生亞悉。 38 亞悉有六個兒子,他們是亞斯利幹、波基路、以實瑪利、示亞利雅、俄巴底雅和哈難。這些都是亞悉的兒子。 39 亞悉的兄弟以設的兒子有長子烏蘭,次子耶烏施,三子以利法列。 40 烏蘭的兒子都是善射的英勇戰士。他們子孫昌盛,共有一百五十人。以上都是便雅憫支派的人。
Footnotes
- 8·29 「耶利建立了基遍城」或譯「基遍之父耶利」。
Taariikhdii Kowaad 8
Somali Bible
Abtirsiinada Saa'uulkii Reer Benyaamiin
8 Oo Benyaamiinna wuxuu dhalay Belac oo ahaa curadkiisii, iyo Ashbeel oo ahaa kii labaad, iyo Axrax oo ahaa kii saddexaad, 2 iyo Nooxaah oo ahaa kii afraad, iyo Rafaa oo ahaa kii shanaad. 3 Oo Belacna wiilal buu lahaa, oo waxay ahaayeen Addaar, iyo Geeraa, iyo Abiihuud, 4 iyo Abiishuuca, iyo Nacaman, iyo Axoo'ax, 5 iyo Geeraa, iyo Shefuufaan, iyo Xuuraam. 6 Kuwanuna waa wiilashii Eehuud, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda oo ahaa dadkii Gebac degganaa, oo iyaga maxaabiis ahaan waa loogu kaxaystay Maanahad. 7 Oo weliba wuxuu maxaabiis ahaan u kaxaystay Nacaman, iyo Axiiyaah, iyo Geeraa, oo wuxuu dhalay Cuusaah iyo Axiixud. 8 Oo Shaxarayimna wuxuu carruur ku dhalay dalkii Moo'aab markuu iska diray naagihiisii ahaa Xushiim iyo Bacaraa dabadeed. 9 Oo naagtiisii Xodeshna wuxuu ka dhalay Yoobaab, iyo Sibyaa, iyo Meeshaa, iyo Malkaam, 10 iyo Yecuus, iyo Shaakyaah, iyo Mirmaah. Intaasu waa wiilashiisii oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda. 11 Oo Xushiimna wuxuu ka dhalay Abiituub iyo Elfacal. 12 Wiilashii Elfacalna waxay ahaayeen Ceeber iyo Mishcaam iyo Shemed oo ahaa kii dhisay Oonoo iyo Lod iyo magaalooyinkooda oo dhan, 13 iyo Beriicaah, iyo Shemac, oo ahaa madaxdii reeraha dadkii Ayaaloon degganaa oo ahaa kuwii eryay dadkii Gad degganaa, 14 iyo Axiyoo, iyo Shaashaq, iyo Yereemood, 15 iyo Sebadyaah, iyo Caraad, iyo Ceeder, 16 iyo Miikaa'eel, iyo Yishfaah, iyo Yooxaa, oo ahaa wiilashii Beriicaah, 17 iyo Sebadyaah, iyo Meshullaam, iyo Xisqii, iyo Xeber, 18 iyo Yishmeray, iyo Isliyaah, iyo Yoobaab, oo ahaa wiilashii Elfacal, 19 iyo Yaaqiim, iyo Sikrii, iyo Sabdii, 20 iyo Eliiceenay, iyo Silletay, iyo Elii'eel, 21 iyo Cadaayaah, iyo Beraayaah, iyo Shimraad, oo wada ahaa wiilashii Shimcii, 22 iyo Yishfaan, iyo Ceeber, iyo Elii'eel, 23 iyo Cabdoon, iyo Sikrii iyo Xaanaan, 24 iyo Xananyaah, iyo Ceelaam, iyo Cantotiyaah, 25 iyo Yifdeyaah, iyo Fenuu'eel, oo wada ahaa wiilashii Shaashaq, 26 iyo Shamsheray, iyo Shexaryaah, iyo Catalyaah, 27 iyo Yacareshyaah, iyo Eliiyaah, iyo Sikrii, oo wada ahaa wiilashii Yeroxaam. 28 Oo kuwaasu qarniyadoodii oo dhan waxay ahaayeen madaxdii reerahooda, oo waxay degganaayeen Yeruusaalem. 29 Oo Gibecoonna waxaa degganaa Gibecoon aabbihiis Yecii'eel, oo naagtiisa magaceedana waxaa la odhan jiray Macakaah, 30 iyo curadkiisii Cabdoon ahaa, iyo Suur, iyo Qiish, iyo Bacal, 31 iyo Naadaab, iyo Gedoor, iyo Axiyoo, iyo Seker. 32 Miqloodna wuxuu dhalay Shime'aah. Iyana walaalahood ayay la degganaayeen Yeruusaalem meel walaalahood ka soo hor jeedda. 33 Neerna wuxuu dhalay Qiish, Qiishna wuxuu dhalay Saa'uul, Saa'uulna wuxuu dhalay Yoonaataan, iyo Melkiishuuca, iyo Abiinaadaab, iyo Eshbacal. 34 Wiilkii Yoonaataanna wuxuu ahaa Meriibacal, Meriibacalna wuxuu dhalay Miikaah. 35 Wiilashii Miikaahna waxay ahaayeen Fiitoon, iyo Meleg, iyo Tareeca, iyo Aaxaas. 36 Aaxaasna wuxuu dhalay Yehoocaddaah, Yehoocaddaahna wuxuu dhalay Calemed, iyo Casmaawed, iyo Simrii, Simriina wuxuu dhalay Moosaa. 37 Moosaana wuxuu dhalay Bincaa, oo wiilkiisiina wuxuu ahaa Rafaah, oo dhalay Elecaasaah, oo isna dhalay Aaseel. 38 Aaseelna wuxuu lahaa lix wiil, oo magacyadoodiina waa kuwan: Casriiqaam, iyo Bokeruu, iyo Ismaaciil, iyo Shecaryaah, iyo Cobadyaah, iyo Xaanaan. Oo kulli intaas oo dhammu waxay ahaayeen wiilashii Aaseel. 39 Ceesheq oo ahaa walaalkiis wiilashiisiina waa kuwan, Uulaam oo curadkiisii ahaa, iyo Yecuush oo ahaa kii labaad, iyo Eliifeled oo ahaa kii saddexaad. 40 Wiilashii Uulaamna waxay ahaayeen rag xoog badan, iyo qaansoley, oo waxay lahaayeen wiilal badan iyo wiilal ay wiilashoodu sii dhaleen, oo isku ah boqol iyo konton nin. Oo intaas oo dhammuna waxay ka yimaadeen wiilashii Benyaamiin.
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya