Add parallel Print Page Options

30 И не наскърбявайте Божия Свят Дух, защото той е доказателство, че принадлежите на Бога, до деня, в който Бог ще ви освободи. 31 Всякаква язвителност, ярост, гняв, викане и клевета трябва да се премахнат от вас заедно с всяко зло. 32 Бъдете благи и състрадателни един към друг и винаги си прощавайте, така както Бог ви прости в Христос.

Read full chapter

30 Ha calool xumaynina Ruuxa Quduuska ah oo Ilaah oo laydiinku shaabadeeyey maalinta madaxfurashada. 31 Haddaba qadhaadh iyo dhirif iyo cadho iyo qaylo iyo cay oo dhammi ha idinka fogaadeen iyo xumaan kastaaba; 32 oo idinka midkiinba midka kale ha u roonaado, oo ha u qalbi jilicsanaado, idinkoo iscafiyaya sidii Ilaahba Masiixa idiinku cafiyey.

Read full chapter