Font Size
Bilowgii 3:1
Somali Bible
Bilowgii 3:1
Somali Bible
Aadan Iyo Xaawa Oo Dembaabay
3 Haddaba abeesadu way ugu khiyaano badnayd bahal kasta ee duurka jooga oo Rabbiga Ilaah ahu sameeyey. Oo waxay naagtii ku tidhi, Ilaah miyuu idinku yidhi, Waa inaydnaan waxba ka cunin geed kasta oo beerta ku yaal?
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya