Font Size
Muujintii 2:12-13
Somali Bible
Muujintii 2:12-13
Somali Bible
Warqaddii Kiniisadda Bergamos Loo Diray
12 Kiniisadda Bergamos ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa;
Kan haysta seefta soofaysan oo labada af leh wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan, 13 Waan ogahay meeshaad deggan tahay inay tahay meesha carshiga Shayddaanku yaal; oo magacayga waad xajisaa, mana aad inkirin iimaankayga xataa waagii Antibas joogay, isagoo ahaa markhaatigaygii iyo kaygii aaminka ahaa oo dhexdiinna lagu dilay meesha Shayddaanku deggan yahay.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya