Font Size
Luukos 24:50-53
Somali Bible
Luukos 24:50-53
Somali Bible
Ciise Kor Buu U Baxay(A)
50 Markaasuu iyaga kaxeeyey ilaa meel ku dhow Beytaniya, oo intuu gacmihii kor u qaaday ayuu barakeeyey. 51 Waxaa dhacay intuu barakaynayay inuu ka tegey, oo waxaa kor loogu qaaday samada. 52 Markaasay isaga caabudeen, oo waxay Yeruusaalem kula noqdeen farxad weyn; 53 oo goor walbaba macbudka ayay ku jireen iyagoo Ilaah ammaanaya.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya