Font Size
Samuu'eel Labaad 6:1-2
Somali Bible
Samuu'eel Labaad 6:1-2
Somali Bible
Sanduuqii Axdiga Oo Yeruusaalem La Keenay
6 Markaasaa Daa'uud haddana soo ururiyey raggii reer binu Israa'iil oo la doortay oo dhan, waxayna ahaayeen soddon kun. 2 Dabadeedna Daa'uud baa kacay, oo la tegey dadkii isaga la jiray ee ka yimid Bacale Yahuudah oo dhan, inay xaggaas ka soo qaadaan sanduuqii Ilaah, kaasoo lagu magacaabo Magaca, waxa weeye Magaca Rabbiga ciidanka ee dhex fadhiya keruubiimta.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya