歷代志上 7:2-4
Chinese Contemporary Bible (Traditional)
2 陀拉的兒子是烏西、利法雅、耶勒、雅買、易伯散和示姆利,他們都是陀拉宗族的族長。在大衛執政年間,陀拉家共有兩萬二千六百個英勇的戰士。 3 烏西的兒子是伊斯拉希。伊斯拉希的兒子是米迦勒、俄巴底亞、約珥、伊示雅,他們五人都是族長。 4 他們妻兒眾多,因此各宗族中可以出征作戰的共有三萬六千人。
Read full chapter
Taariikhdii Kowaad 7:2-4
Somali Bible
2 Wiilashii Toolacna waxay ahaayeen Cusii, iyo Refaayaah, iyo Yerii'eel, iyo Yahmay, iyo Yibsaam, iyo Shemuu'eel, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahoodii oo ahaa reer Toolac, oo qarnigoodiina rag xoog badan bay ku ahaayeen. Wakhtigii Daa'uud joogayna tiradoodu waxay ahayd laba iyo labaatan kun iyo lix boqol. 3 Farcankii Cusiina waxay ahaayeen Yisraxyaah, iyo wiilashii Yisraxyaah oo ahaa Miikaa'eel, iyo Cobadyaah, iyo Yoo'eel, iyo Yishiyaah, oo waxay isku ahaayeen shan, dhammaantoodna waxay ahaayeen rag madax ah. 4 Oo iyaga waxaa la jiray guutooyin ah ciidankii dagaalka sidii ay u kala dhasheen iyo sidii reerahoodu ahaayeen, waxayna ahaayeen lix iyo soddon kun oo nin, waayo, waxay lahaayeen naago iyo wiilal badan.
Read full chapter© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya