Font Size
Matayos 18:6-7
Somali Bible
Matayos 18:6-7
Somali Bible
Ciise Wuxuu Ka Digay Inaan Dadka Kale La Xumayn(A)
6 Laakiin ku alla kii xumeeya yaryarkan i rumaystay midkood, waxaa u roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda moolkeeda lagu hafiyo. 7 Waa u hoog dunida xumaanta aawadeed! Xumaantu waa inay timaado, laakiin waa u hoog ninka ay xumaantu ka timaado.
Read full chapter
Matayos 18:21-22
Somali Bible
Matayos 18:21-22
Somali Bible
Waajibka Iscafiga Iyo Masaalka Ku Saabsan Midiidinkii Abaaldarnaa(A)
21 Markaas Butros ayaa u yimid oo ku yidhi, Sayidow, immisa goor baan cafiyaa walaalkay hadduu igu dembaabo? Ma ilaa toddoba goor baa? 22 Ciise ayaa ku yidhi, Kugu odhan maayo, Ilaa toddoba goor, laakiin, Ilaa toddobaatan goor oo toddoba ah.
Read full chapter
Markos 9:42
Somali Bible
Markos 9:42
Somali Bible
Ciise Wuxuu Ka Digay Inaan Dadka Kale La Xumayn(A)
42 Ku alla kii xumeeya yaryarkan i rumaystay midkood, waxaa u roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda lagu tuuro.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya