Font Size
Markos 9:38-40
Somali Bible
Markos 9:38-40
Somali Bible
Midba Midka Kale Ha U Dulqaato(A)
38 Yooxanaa baa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, waxaannu aragnay qof magacaaga jinniyo ku saaraya. Nama uu soo raaco. Waannu u diidnay, waayo, isagu nama uu soo raaco. 39 Laakiin Ciise baa yidhi, Ha u diidina, waayo, ninna ma jiro oo yaab xoog leh magacayga ku sameeyaa oo dhaqso hadal xun iga odhan karaa. 40 Waayo, kan aan inaga gees ahayn waa inala gees.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya